dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Sir Culus Socdaalka Cali khaliif Ee Jarmalka iyo Qorshaha Faysal Cali Waraabe.Cabdinaasir Oo Qarxiyay,

Waxaa wadanka jarmalka gaadhay cali khaliif galayr iyo Xubno kamid ah jaaliyadda isaaq ee wadanka maraykanka.

cali Khaliif waxaa uga Horeeyay dalkaasi jarmalka Faysal cali waraabe iyo Xubo uu wato.

HALKAN KA  DAAWO VIDEO

Cabdinaasir garaad Abshir oo Ku sugan Uk waxaa uu sheegay in Qorshaha cali khaliif galaydh iyo faysal ugu kulmayan Jarmalka yahay wadahadal labadooda u dhexeeya oo lagu kala iibsanaayo Xisbiga Ucid.

 

Waxaa uu intaasi uu  ku daray in cali khaliif wado qorshe ah in uu faysal cali waraabe ka iibsado Xisbiga Ucid Islamarkaana Dilaalin u kala dabqaadaya ay ku sugan yihiin Jarmalka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 24)

  1. Yuzra Lixle says:

    guul Somaliland down faqash ureyso

  2. axmed says:

    Jrmalkaan ugu tegeynaa ,nacaskaas Goobada leh. waana garaaceynaa. makuu amerika ka yimaado. car ha yimaado.

  3. BUHODLE MAN says:

    war ninkii cali ma inkaartasa ku dhacday?

    waxaan ugu yeedhi jirnay hogaamiyaha ruuxiga ah ee khaatumo,maantana halkaasay xaaladu kamaraysaa, miskiin,
    maybe asaasaq bu noqday, cid la yalisana mala mu helin

  4. BUHODLE MAN says:

    cid la talisa

  5. BUHODLE MAN says:

    tan kale waxa jiray sawir aan la galay hada ka hor, intuusan waalan uu caadiga aha, sawirkaas kaas saakan qashinka ku darayaa intan jeexjeexo,lool

    waliba dhalinyaro kale ayaan la wada galay iyo mar aan kaligay la aglay ba, waa ka xumahay.

    cali cusbitaal in la geeyo ayu u baahanyahay.

  6. IDOOR DHALA says:

    Manshalah waa in qiimo dhimis loo sameeyaa odayga kkkkk dacaayad raqiisa 114 million $ ayuu soo qadayaa oo darbi lagu dhiso xuduuda yoocada kkkk

  7. JEEGAAN WASE says:

    Cali khaniis waxaa cad in uu qabo ina cali waraabe

  8. AARKA BURCO says:

    Masha Allah.

    Guul Somaliland-Khaatumo.
    Dadyoow Gabigiin Gacmaha Isqabsadaa!

    Guul iyo Gobanimo.

  9. Kaahin says:

    Buhodle boy caqligaad ciyaal ka tahee oday galaydh shaxduu dhigay maad garan__professor galaydh is one of the most advanced thinkers of our time and ignorent people would not understand therefore their criticism is baseless…

  10. Lafaruugaawi says:

    Reer kastuumo faqash faqash maxaa daciifnimo dhaafteen ,oday weekiyo oo asaasaqayna war nooga dhiga iyo dacaayad raqiisa.
    Ku lahaa xisbi baa la gadayaa😁😁😁😁 Waar xisbiyada somaliland waa xisbiyo Qaran ee ma OBOSIIBO Garoowe ku taal ama Wardheer ayaad mooday❓
    Viva Republic of somaliland
    Allaw u siyaadi socotee.

  11. Lafaruugaawi says:

    Boowe hole
    You are really first crying 😢 crazy care u baahan oo mantel maana koobiyo ah oo paranoid ilma faqash faqash 🐖🐽🐷 little piglets kii aannu aakhiro u dirnay dirkeeda ah
    Viva somaliland Republic

  12. BUHODLE MAN says:

    i am sure you are in hospital.

  13. BUHODLE MAN says:

    between,iant have conservation retarded like you anymore,mentally disturbed xaar rugaawi.

  14. Fardojaan says:

    Nacaskani
    Muxuu Ka hadlayaa
    Soo tii ilaahay ha u naxariistee aabihii Garaad abshir saalax iidoorku u diiday in lagu aaso meeshuu ku dardaarmay

  15. keligiiduul says:

    Oday cali khaliif wuxuu geed dheer iyo mid gaabanba u korayaa in uu dhulbahante madaxa isu wada geliyo oo dhiigooda isku daadiyo. ka dibna uu yidhaahdo dhulbahante anagaa wax nalaga weeydiiyaa haddaanu baharsame nahay.

  16. keligiiduul says:

    Oday cali Mudo dheer wuxuu isticmaalayey siyaasada Qaybi oo xukun taas oo uu doonayo in mar uun uu tunka kaga istaago Qabiilada dhulbahante ugu Tunka weeyn sida Maxamuud garaad oo dhan, Axmed garaad iyo qabiilada kale ee reer buuhhodle.
    walaahi Cali khaliif wuxuu farata u qaniinsanyahay sidii uu dhulbahante u hooskeenilahaa Boqortooyadii fashilantay ee Reer saaxdheer.
    walee caloow ciilka iyo cuqdada kugu abuuran ee aad awoowayaashaa ka dhaxashay waad la dhimaneeysaa. waxaana hubaala in aadan meela gaadheeyn waayo waxaad tahay beena waas ilaahay iyo aadaneba ka go’ay.
    waxaana hubaala in aan illaahay iyo dhulbahante toona aanay ku cafineeyn

  17. keligiiduul says:

    Waxaa iga talo ah in dhulbahante is hubeeyo oo u diyaar garoobo sidii uu uga hortagi lahaa dhagarta, cadowtimada cadoowga sokeeye ee reer saaxdheer.

    Oday cali wuxuu ilaahay in uu da’joogo malakulmoowdna ku dul wareegayo.
    Waxaan shaki ku jirin in shaydaan u qurxiyey afcaasha xun ee uu Tolkii kula dul wareegayo, laakiin maalin kaluu garan doonaa, kana shalaayi doonaa, laakiin maalintaa shalayto ma shaqayndoonto.

    Allaahu akbar ilaahow naga badbaadi waxa uu maleegayo, isagana dib ugu celi

  18. keligiiduul says:

    Gabay yar

    Nin gumeeysi Daba Galay
    o diidey Gobanimo

  19. Khaatumawi says:

    Kaligiiduul
    Galaydh waa geesi anagaa dhulbahante ah oo ku taageersan howsha uu hayo maxaa adiga kaa galay majeedheen meel kaga waran iyo pintiland tii budhbudhay kkkkkkkkkkkkk anaga sheekada habrihiina dhabayaco xaafadaha kaga sheekeeyaan hanoila imaan nadalyahow

    Viva Galaydh

  20. keligiiduul1 says:

    Khaatumawi adiga qudhaadu idoor baad tahay, idoornimona waa laga baxay. anagu haddaan dhulbahante nahay waxaan taageersanahay dowladgobeleedka ssc ee cagalule hogaanka u hayo.
    waxaan leenahay dhulbahantaha xalaasha ahi waa inay madaxweeyne caga lule ku dabafaylaan

  21. IDOOR DHALA says:

    Kkkk manshalah




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...