dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Horgal Cali Khaliif Galaydh Ka Hadlay Wadahadalka Fadaraalka iyo SNM.iyo Arrimo Kale!

Horgal cali Khaliif galaydh Oo caawa Tv Horn Cable Kula Hadlay Wadanka Jarmalka Ayaa Si yaab leh Uga Hadlay Wadahadalka dawlada Fadaraalka soomaaliya iyo SNM.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali Khaliif waxaa uu sheegay in uu Soodhaweynaayo wadahadalka Fadaraalka iyo Maamulka Liiqliiqanaya ee SNM.

 

Sidoo kale waxaa Wax laga weydiiyay Wadahadalkii u kula jiray snm halkuu ku danbeeyay waxaana uu sheegay in wadahadalkaasi soo dhamaaday islamarkaana hada ay socoto waxa uu ugu yeedhay qarameenta ciidan isaga ka amar qaata.

 

Ugu danbayntiina waxaa uu cali khaliif galaydh weerar afka ah ku qaaday sidii sunaha u ahayd maamulka puntland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 19)

  1. Hassan says:

    Maansha’Allaah. Markeey Prof. Ali Khaliif iyo Prof. Ahmed ismaaciil ku soo biireen dalkooda Somaliland ayaan meel sii dhigtey aqoonsiga jamhuuriyadda barakeeysan oo uu wakhti gaabani inaga xigo. Ciidamadii Khaatumo ee dhawaanta lagu qarameeyey Somaliland waa, cududda cadowga dalka ee Majeerteeniya ka difaaci doonta Buuhoodle ilaa Yoocada sida uu sheegey prof. Ali Khaliif Galeeydh. Somaliland iyo Somaliya waa laba qaran oo soomaaiyeed oo siman taheyna in ay dhawaan is aqoonsadaan halkii ay iska raamsan lahaayeen.

  2. Maxamad says:

    Khaatumonews soo dhiga gaas markuu garoowe Ku noqday siduu uga xanaaqay su’aal laga weydiiyay tuka-raq kkkkkkkkkk aar Ku quusta.

  3. Barwaaqo says:

    Hassan
    Salaan qiimo badan iga gudoon. Somaliland sidaynu jeclayn bay nowotay maanshaAllah.

  4. BUHODLE MAN says:

    MISKIIN YAR,WAA NIN FILIN DHAMAADAY TIGIDH U GOOSTAY, GOOR LAGU KALA HAADAY,

    OO SOMALILAND UU AADAY MUXUUU TARAYAA? AQOONSI UMA KEENI KARO,

    SOMALILANA HADA MA JIRTO, MEESHI WAXAY NOQOTAY JEEGAN LAN AYA ISU BEDESHAY,

    AR ANAKA WAX ARAGNAY, MEESHAN ANIGA XATAA AN LUGA LA GALO JEEGAN LAN,LOOL

  5. BUHODLE MAN says:

    CALI AWAL BA TUUG YAR BUU AHAA OO DHAKA XUN,ILAA IYO HADAADANA WARANTI BA U YALA DAWLADII KACAANKA BRAKAYSNAA U JARTAY.

  6. Maxamad says:

    kkkkkk cali khaliif wuxu yidhi ciidankaa la qarameeyay puntland ayay karbaashayaan oo shacabka dhibaato Ku haysa kkkkk allaylehe dhabiga haw qoreen kkkkkkkkk.

  7. BUHODLE MAN says:

    SOO DHAWEYA MAAMUL GOBOLEEDKA CUSUBE SOMALIYED EE SAAAXIL STATE,CAASIMADA BERBERA,LOL

    M/WEYNE WAXA KA AH SALEEBAN IBRAAHIM,LOL

  8. BUHODLE MAN says:

    BOORAME NEWS NETWORK KA DAAWO

  9. Maxamad says:

    kkkkkkkkkk sxb dhako kale keen waxaasu somaliland kama shaqeeyaanee meesha ma waxaad moodday somalia reer tafaraaruq kkkkk.

  10. Hassan says:

    Madaxweeyne A/Gaas markuu ka soo laabtey Muqdisho waxa uu sheegey, in uu ku soo laabtey dalkii oo nabad ah iyo Puntland oo ammaan ah oo aaney ka jirin wax shiddo ahi. Hadaba mayee qoladii Dhulbahante ee ku aan ogeeyn damaca Majeerteenka ee SOOL iyo Sanaag ee ku riyoon jirtey in Majeerteenku uu ka difaacayo dalkooda ay u dhasheen ee Somaliland.

    • Yusuf says:

      Qaar ka mid ah Hartiga woqooyiga ayaa u baahan in loogu dhaarto in ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan Somaliland iyo in magaca Somaliland iyo Somaliya ay labadaba bixiyeen gumeeystayaashii mandaqqadda kala qaybsadey, sidaa awgeed ay khalad tahey in la moodo in magaca Somaliya uu ka muwaadin sanyahey magaca dhigiisa ah ee Somaliland waayo labadaba gaaladii baa inoo kala bixisey.

      • Mrsomali says:

        Yusuf hadii aanu jiri lahayn Darwiish dhulbahangte iyo Sayidkii maanta gaal kristen ah baad ahaan lahayd .. iyagaa kaa reebay British iyo gaalka aad ku walatay .. koofilna Daraawiish baa dishay .. waa kuu nacasnimo in aad huduudi Koofil maanta rabto … laakin Daraawish waa rag jecel somali .. adigana kaa bad baadiyey gaalnimo .. hadaad Andercooper iyo gunter iyo koofil rabto lagaa yeeli maayo .. Somalinimo ha ku deeqdo ..hadaad diido ku ekow burco iyo Hargeysa.. hadii kale HARASHIN IYO DULCAD BAA LAGU GEYN MEESHii ogedenku caano boodhaha kugu siin jiray .. WAABA haaran in nin huduudii gaalka rabaa Dhul daraawish cago soo dhigo walahi

  11. Mrsomali says:

    su aal guud .. Ma Somali baad u hilin mise habashi iyo imaaraad umadeena duleynaya oo kheyraadka boobaaya .. kan caqliga yari waa kan aan maskahdiisa isticmaalin .. ader dhulkeenu waa barwaaqo .. marka yaan habashi iyo imaarad kaa faa ideysan inta aad somali cadow u haysato waa iga talo

  12. Mrsomali says:

    SOMALILAND = ARDUL SOMALI .. dhul somaliyed .. muqdisho waa ardul somali .. dhul somaliyed .. adeer .. habashi iyo imaarad iyo ingriisi gaal ah yaan loo ordin .. hataa British ama ingriiskii dalka qaybiyey KUMA AQOONSAN ..LAMA HURAAN WAA CAWS JILAAL ..SOMALINIMO .. ARDUL SOMALI from saylac to raaskaanbooni .. dhul somalilyeed = Somaliland .. masha alaah

  13. JEEGAAN WASE says:

    Naag la qabo cali khaniis caawa ina cali waraabe baa la hurda waa dhilo marba meel lagu waso magacii u.ada buu ceebeeyey ciidamadu xagay joogaa isagu sheeganayaa ma afrta wiil ee barlada

  14. HARTI LAND says:

    ODAYGA MIYAAYDAAN OGAYN INUU KU DHACAY XANUUNKA ALZheimer oo xusuusta qaada nin xanuunsanaya ayaad caayaysaan oo finisha waa kaas fataalkii cali dhurwaa ee argagixisada dhalay daba ordayee war waxu qof maaha waa hadh

  15. Daljir says:

    war odaygan warkiisa iska daaya

    galbaye yuu lugta idin jiidane.




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...