dahabshiil

Deg Deg Daawo VideoC/wali Gaas Oo Kala Hadlay Farmaajo In Laga Maslaxo Muuse Biixi iyo Su allo Laga Weydiiayy Tukaraq.

Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) uu Xukuumadda Soomaaliya ku qancisay in xiisadda ka taagan Tukaraq lagu xalliyo wada-xaajood dhex mara madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi,kaasoo lagu ballansanyahay dalka Jabuuti.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Inkastoo aanay jirin cid wararkaasi xaqiijisay,haddana tan iyo markii la maqlay shacabka reer Puntland ayaa si weyn u hadal haya,waxaana ka dhashay cadho xooggan oo dadweynuhu ka muujinayan in duudsiga intaasi le’eg lagu sameeyo umadda reer Puntland,islamarkaana loo bahdilo gobol kale.

 

Si lamid ah xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Baarlamanka Puntland aya soo jeediyay in kulan deg deg ah loogu yeero madaxweyne Gaas,si arrintaasi wax looga weydiiyo. Xildhibaannada ku baaqay kulankan deg degga ah ayaa badankoodu ka soo jeeda gobolka Sool ee haatan ay ka jirto xiisadda Colaadeed.

 

Dhinaca kale madaxweynaha Puntland cabdiweli Maxammed cali(Gaas) oo Galabta dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ayaa mar wax laga weydiiyay carada shacabka Puntland ee ku aaddan dayaca Xukuumadda Gaas ee difaaca d? Wuxuu ku jawaabay” Hadde annagu Shacabka warkiisa kuma shaqeynnu,dowladduna kuma shaqeyso”.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 13)

  1. Lafaruugaawi says:

    Iska hadloow caloolay biddooda Tukaraq laguma riyoodee Pm ka Tuulada Garoowe kulaalayaa xadkiisii buu joogaye godkaad habeenkii isku qariso shiishkaannu ku haynaaye tollaaay xaar maajoy noo gurmada hadaad joojin waydaan Sidii biiq la qabtey talo ma leh ayaannu Halamash naagood u bac dhabi
    Viva somaliland Republic

  2. Kaahin says:

    Madaxwaynaha Somalia Mr Michael keating ayaa runta usheegay governor gaas iyo governor cheese aka aarmaajo inaanay ka hadal Somaliland Republic, folks remember Mr keating is a British diplomat and we have long ties with her majesty’s British Airways government

  3. Kaahin says:

    Meant to say= British government

  4. IDOOR DHALA says:

    Kkkkk sax

  5. Maygaagle says:

    Khaatumo news iyo puntland news hal qof miyaa qora mise waa isku yara warar eg yihiin

  6. Maygaagle says:

    Baroomaan soo kaxaysanayaa degma nabad h ayaan shacabkii ku dhaqnaa bara kicinayaa xoog iyo qori kula wareegayaa aduunka ictiraaf uga raadsanayaa waa riya caanteyn ah caqliga shimbiraha

  7. Maygaagle says:

    Tukaraq baan qabsanayaa ictiraaf ku raadinayaa halka buhodle, ceegaag, yeyle, horufadhi, badhan, lasqoray, dhahar iyo xingalool saraakiishi dawlada federalka ah ku sugan yihiin qoristii ciidamada xooga si habsami uga socoto kkkk caqli iidoor iga dheh iyo mirqaan land ### cooper + Gunter = gay pride

  8. Lafaruugaawi says:

    Doqon ma xishoode ah waxaad ku hadlayso yaa ku baray annagu afkaba ma soo marin karnee makhnuud yahaw
    Somaliland laguma waashee xaarkaaga iska qaso😁😁😁😁😁❓👎👎😪😪 maana koobiyaad u baahan tahee i mean you are really crazy care u baahan baad tahay
    Viva Jamhuuriyadda qaranka somaliland

  9. Binary Operation says:

    maygaagle

    kol hadaan buuro wadal imaado, oon soo gaadho garoowe, intaa aad sheegtay waa iskeeni. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    illeen maskaxdii dhamayd ee puntland ka noolayd oo garoowe ah baan shiishka ku hayaa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    aniga waxba igama galin, kuwa kale kolay majeerteen ba kaga yaaci cidlo. kolkaan caasimadooda khatar galiyo.

    sababtaan u eegtay tukaraq boocame iyo buurowadal wax kale maahan, maskaxdii dhamayd ee puntland ba halka ka dhow, nin kolkaad dilayso madaxa lagaga bilaaba oo lagaga dhuftaa.

    dee madaxii dhamaa baan kaga dhufanaya bahasha. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waxan kaloo dhan si dhib yar ah baan ku gaadhaya. lol kkkkkkkkkkk

    oo xitaa inuu qain iigu saxeexo ku kalifaya cabdi wali gaas. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Binary Operation says:

    maygaagle

    adiga tukaraq boocame iyo buurowadal way kula yar yihiin.

    laakiin rag bay balaayo ku tahay, oo og in madaxii ay ka noolaayeen lasoo gaadhay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waad arki puntland qalin bay inta kale kaga bixi oo soo dhiibi, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolkaan madaxii dhamaa ee ay ka noolayd soo gaadho oon halis gasho. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    majeerteen meel kale oo garoowe gaadhaysa ma leeyihiin? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    garoowa u caasimad ah. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    nin kolkaad gagabinayso madaxa lagaga bilaaba,

    anakuna madaxaan kaga bilownay majeerteen si fiican ha u gagabaane. lol kkkkkkkkkkkkkkkkk

    waxa kale dee cidladaan ka heli lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    intay madaxa ilaashanayso baan inta kalena si sahal ah kusoo gaadhi. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Maxamad says:

    kkkkkkkkkkkkkk hadde naga dhaafa tuka-raq iyo waxan aad ka hadlaysaan igana waraysta bari,nugaal,haaf mudug kkkkkkkk waa runtii tukaraq waa somaliland hadduu soo hadal qaadona garoowaa lagu ruqaansanayaa marka masaakiineey dantiinuu gaas wadaa ee Ku daba fayla kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  12. AARKA BURCO says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Waali ictiraaf kaniisad bay dhaxalsiisay says:

    DEE BURCO BARIWAYN QOSOL BEEY KU WAALATAY.
    HUUNNO MIYAAD U BOGTAY WAAN KUGU WADI EE QOSOL GARIIRKA JOOJI.




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...