dahabshiil
Loading...

Daawo Video:Sida Jaaliyadda Isaaq Horgal cali khaliif galaydh Ugu Soodhaweysay Jarmalka.

Waxaa wadanka Jarmalka gaadhay Horgal cali Khaliif galaydh oo Xubno Uu Hogaaminaayo Kuwaaso Soodhaweyn Loogu sameeyay jarmalka waxaana soodhaweeyay jaaliyadda beesha Isaaq.

HALKAN  KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 18)

  1. BUHODLE MAN says:

    he will not bring ictiraaf.

  2. keligiiduul says:

    Oday cali waxaa taabtay biyo isaaq. sidaas daraadeed loo taag heli maayo ilaa dirxiga cunaya laga dilo. siilaanyo waa duqoobey oo haweenkiibuuba wax u la’yahay. waxaa iga talo ah in odayga ciduuni fahanto oo loo gargaaro.

  3. AARKA BURCO says:

    Masha Allah.

    Welcome Prof.Cali Khaliif Galaydh.

    Guul iyo Gobanimo Somaliland!

  4. keligiiduul says:

    walee waxkastuu iibsado halaag iyo hoog baa u dambeeya.
    dhulbahantena waa ku fahmay.
    waxa ku daba socdaana waa dhoowrka midh ee
    qabiilka aad tahay kugu taageersan.

  5. BUHODLE MAN says:

    xabashidani waxay website kan ka soo doonan ban garanwaayay?

    may aadan website yadooda?

  6. Khaatumawi says:

    Madaxweyne kusoo dhowow Germany

    Khaakhnews idinku sidii naagaha majeerteen niic war nooga dhiga maalin kasta

  7. BUHODLE MAN says:

    khaatumonews,fadlan xabashidan xunxune uraysa ee meesha wax ku soo qoraysa ka masaafuri,
    mardanbana yay wax ku soo qorin,

    kikikiki

  8. Fardojaan says:

    Siyaasadu waa irbad
    Madaxweyne Cali khaliif Galaydh irbadii ayuu ku muday somaliland kadibna daloolkii ayaa ku balaadhay somaliland kkkkkk
    Dawlada Germany ayaa lacag ugu Deeqday maamulka somaliland balse waxaay sharuud uga dhigtay dawlada Germany in ay goobta joogan madaxda khaatumo state.
    Horey ayaa waxaa loo yidhi xalaal iftiin baa la qashaa wax kasta oo somaliland lagu caawinayo khaatumo state qaybteeda ayeey leedahay hada kadib.
    Ma jiri doonto Mar dambe dhulbahante magacooda wax lagu Soo baryo.

    Horta halkaas waxaa ku banjaray maamulkii saqiiray ee pintiland.

    Guul madaxweyne proffessor Cali Khaliif Galaydh

  9. Barwaaqo says:

    Khaatumo way diiday in dhulkoodda loogu yeedho ‘dhul lagu muaransan yahay/ disputed Area ‘

    Somaliland waxba kama qabto xaqa aynu wada leenahay in Khaatumo soo dhiciso- waliba si laysu aamino Cali khaliif ya saxeexo .

  10. Barwaaqo says:

    Majeerteenia maxaa baroor ka baxaysa! Ali baa ka adkaaday.

  11. geele says:

    cali khaliif iyo faysal cali waraabae maxaa is daba dhigay meel walba way wada taagan yihiin e

  12. Fardojaan says:

    Barwaaqo waan ku salaamay Gacaliso.
    Dhabayacada karbaash inabti ilkacaseey

  13. Maxamad says:

    kkkkkkkkkk guul qaranka somaliland. Buuhoodle man sxb ma akhyaaligii aad isku maaweelinayseen ayaanu idinka jiidhnay kkkkkkk dee sxb intaad waligaa akhyaali ku nool noqon lahayd aanu runta ku taabsiinno kkkkkkkk si aad u miyirsataan.

  14. JEEGAAN WASE says:

    Labada nin ee is qaba war cali khabiis khaatumo ma metelo waa been idina waad ogtahiine yaan la daalin

  15. Mohamed says:

    Okay Cali qaliif waxan u maleynhaa in isaakh ay kuuntada ka cuneen, sidan camal aa samaynee hadii kuuntada lagaa cuno!!!

  16. axmed says:

    Cali dad baa wax ka dhigayaa, wax uu yahey malaha Dameerkaas. waa kabaqaad iidoor. maalintii aad heshaan Gowraca Xaaraamiga.

  17. IDOOR DHALA says:

    Manshalah way dhaqaaqday




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...