dahabshiil
Loading...

Daawo Video:Gunimada Dhulbahante Ka Muuqata Inta La Qaxiyay Ayaa Saliid Iyo Xayte Loo Qeybiyay.

Waxaa Deegaanka Tukaraq ee gobolka sool oo dhawaan ay qabsaden maleeshiyaadka isaaq maanta muqaal looga soo duubay dadkii deegaankaasi ku noola oo safan bacad islamarkaana saliid iyo bariis Xayte ah oo u soo diray Muuse biixi loogu qeybinaayo duleedka tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bahdilka iyo gunimada 1o  sano jirsaday ee ku gadaaman sool ayaa ah mid ay hormuud ka yihiin dhulbahantaha deeegaankaasi islamarkaana sharaftoodii iyo karamadoodi ay ku gaten 100 Dollar oo hargeisa looga soo diro.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 25)

  1. Mrsomali says:

    adeer caagad saliid ah iyo jawaan bariis ah somali lagu kala dili maayo .. bi i waaye bal u fiirso bad dheer baan leenahay oo kaluun ka buuho .. oo habashi iyo imaarad inagu haysto , umadeena kheyraadka dalku ka badan .. ee somaliyey iska daaya in aad cadow isku aragtaan … oo fahma in aan habashi iyo imaaraad kheyr kuu wadin , walee Sabankan waa saban yaab leh oo somali laysku dirayo .. sharafta umada ilaaliya oo mideeya umada somaliyed Somalinimadu waa qaali , hadii siyaasiyiinta Somaliyed iska dhaafaan khilaafka iyo u shaqaynta cadow shisheeye , shacabkeenu waa gob , somalina heer bay gaadhi . .. dalkeena cadow badan oo shisheeye baa raba kheyraadkiisa .. Somaliyey gacmaha is qabsada oo ka faaideysta badeena dheeer iyo dhulkeena hodaankaa https://www.youtube.com/watch?v=iob7tnMtnh0&t=1s

  2. Yusuf says:

    Waar nac-nacda iska daa oo ka soo qayb gal taakuleeynta dadka talaabeeysa ama iska aamus oo kuluunkaaga iska cun doqonyahey.

    • Mrsomali says:

      nacas baad tahay mooday habashi iyo huduudii gumaysiga ingiriiska ee lagugu gaalayn rabay Darwiish dhulbahante kaa badbaadiyey .. marka habashi walaalkaa maaha , imaaradna iska ilow .. ee dadkaaga somali ha ka bihin .. Somali oo dhami midnimo somali bay rabaan , halka aad adigu u ooyayso gumaysigii ingriiska iyo KOOFIL .. YAAB bal daawo reer Awdal oo runta kuu sheegay somalidiid yahow horey sayidkii u sheegay .. nacaluhu kuwuu fuulay bay daba nashleeyaane .. ader burco iyo Hargeysa haday ku deeqi wayday ha diidin somali oo haysata 18 gobol .. dhagayso dhambaalka reer Awdal https://www.youtube.com/watch?v=biyJ7s0laYY&t=159s

  3. Mrsomali says:

    Abwaanadii hore oo aad sharafta Somaliyed ku faani jiray bal nala dhagayso https://www.youtube.com/watch?v=iob7tnMtnh0&t=1s

  4. IDOOR DHALA says:

    Kkkkkk sax mrsomli waxuu ku waashay video game ilafiiriya somaliya siday ahaanjirtay manta saytahay??!!ku farax markaaaragto qof somali ahe oo la cawinayo Hak nixin !!!!!

  5. Yuzra Lixle says:

    kkkkkkk

  6. Mrsomali says:

    iidoor dhala .. su aal .. ma Somali baa walaalkaa ah mise HABASHI IYO IMAARAADKA ?

  7. Lafaruugaawi says:

    Wecel yahaw wareersani magaca qawmiyadda soomaalida u dhig
    Hablaha soomaalidu waa gobe oo video’s kii afweyne iyo faqash 🐖🐷👙🐽 Little piglets kii aannu beri hore aakhiro u dirnanay iyo gaalada aad sheegto anigu magacooda maba aqaanne mahknuud yahaw ku waalo adaa Axmaara oo somaliland ku waashee
    Xayaaaaaaaaa Al Jamhuuriyatul arda Söomaaaaaaaaaal
    Viva somaliland Republic

  8. Ziciid kor ukaadi says:

    kkkk war ugaadhyahankii masaasa u danbaysay subxanalaah

  9. 911 says:

    Dadka dhulbahante qixina adaa ka mida oo isku dir iyo kalafogaynta warbahibta kadaa.

  10. BUHODLE MAN says:

    KHAKH TUF NEWS WA KA DIIDAY SHACABKA TUKARAQ MAHA GUN WAX GUNIMO AH NA MA SUUBIN,

    WAA SHACAB SHARAF LEH OO SOMALIYED O DEGAMADOODI SI NABAD AH U JOOGAY, ARGAGIXISO IYO XABASHI AF SOMALI KU HADLASA SOO WEERARTAY, CID HADAY GKUWAASA GUN OO RIF RAF IYO YIBRA AH, QASHINA AH,

    HADII AY ASAL YIHIIN DAD SOMALIYED XABASHI IYO GAALO UMA SOO ADEEGSATEE BALSE WAA LAGA XORAYNAYA MAR AN DHERAYN.

    TAN KALE HADAY TUKA RAQ JOOGAN SNM ALSHABAABA WAA JOOGAN MEELA KA MIDA KOONFURTA SOMALIA,SO WHAT?

    SNM BA WAA ALSHABABKA WAQOOYIGA,SA U FAHAN.

    WAXA KALOO GUN IYAGUNA AH KUWII MEESHA JOOGAY EE BUUJA LAND LA ABAXAY EE SHACABKA MARBA U BANAYNAYA MEEL IN LA QABSADO, KUWAASA GUN AH EE HADA GAROOWE LAGU XOOMIYAY SIDA QASHINKA,

    GAROOWE AYA DEBEDA SNM KA JOOGTA TAAS AYA KA HELA,VERY NICE.

  11. BUHODLE MAN says:

    WAXAAN KALOO KA XUMAHAY JEEGAN LAN WALI YOOCADA MAY GAADHIN.

    • Binary Operation says:

      ma adiga u ah afhayeen? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adigu taaduun ka hadal, lol kkkk haku daba meeraysan rag kale tooda sida ugaadhyahan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      • Binary Operation says:

        teeda kale yoocadu waxba iima jirto,

        already tukaraq anaa la wareegay, boocame waan ku daray,

        dhawaan baan gaadhaya buuro wadal,

        taako taako baan ku soo qabsan, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkk

        sow ma taqaanid xayawaanka la yidhaah diinku waa xariif, sababtu u guur guurta waa mid og goal kiisa habku ku gaadho.

        dee waataase waxba iima jirto maanta buurowadal ooba madaxa u saaran yoocada.

        hadaan buurowadal gaadho xadkii aan u socday 9.9km uunba iga xigta, hadii aan xadkaasi bari uga sii baxona dee warkuba waa cadaan oo waxaan galayna garoowe oo ah madaxii dhamaa ee majeerteen ka noolaayeen. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  12. IDOOR DHALA says:

    Somali baa walalkaya somalinimaduna waa u dhalasho aad bay iigu wayntay somaliland waa dalkaygii sida somaliya dalkaaga u tahay xabadhiga iyo emartka xaga siyasada ayaanu walaalo ka nahay ,sida aad sawaxiliga iyo talyaniga walaalo u tihiin xag siyaasada mr somali I love you your ma walalo another wadan manshalah!!!!

  13. Binary Operation says:

    abtiyaal kol hadaydin waxba siinayn dadka, buuqa ka daaya.

    adigu ha u haysa raashin, kol hadaanad waxba u hayn abti buuqa kala tag. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    nin abaar hayso oo dhibaato hayso, wuxuu u baahan yahay waa raashin iyo biyo uu cuno.

    ee uma baahna qori iyo colaad aanu taagteedaba hayn.

    adigu qurbahaad ku nooshahay, hadaad nolosha uu kaa yari ku nool yahay ku nooshahay sidaas umaad hadasheene waad iska qaadan lahayd oo cuni lahayd. lol kkkkkkkkkkkkkk

    kama talisid dadka calooshooda iyo baahidooda.

    ordoo raashin iyo biyo u keena intaad xabadan iyo colaadan aad ugu baaqaysaan ka daysan. hadii aydin intaas awoodina,

    dee buuqa kala fadhiista umada islaameed ee baahan ee naftu hayso. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. AARKA BURCO says:

    KHAAAKHTUFUUU NEWS.

    SHUT THE FUCK UPP BITCH!

    kkkkkkkkkk

  15. AARKA BURCO says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  16. BUHODLE MAN says:

    YOUGUYS AREDIRY PEOPLE MARKASTA WAXAY ISKU DAYAAN JAANIS YAROO NACASA

  17. BUHODLE MAN says:

    MIDA KALE WHERE IS ICTIRAAF? IN TUKA RAQ WHAT IS FUNNY?

    WHAT A WASTED PEOPLE




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...