dahabshiil

Sir Culus::Al-Shabaab oo maaliyiin doolar ka hela gargaarka Soomaaliya loogu tala galay

Al-shabaab ayaa la sheegay in Malaayiin Dolar ay kasameeyaan Sanad kasta Gar-gaarka shisheeye ee Soomaaliya la siiyo gaar ahaan gargaarka ay Bixiyaan Wadamadda Reer galbeedka ee doonaya in ay Al-shabaab Ciribtiraan.

TV-ga CNN-ka ee Mareeykanka laga leeyahay ayaa baahiyay in Baaritaan uu sameeyay uu shaaca ka qaaday in lacago QM ay si toos ah u siiso Dadka Gudaha ku barakacay ay ku Dambeeyaan Gacanta Al-shabaab.

TV-ga oo soo xiganaya masuul ka Tirsan hay’adda sirdoonka Soomaaliya oo uu sheegay in uu horay uga tirsanaa Al-shabaab ayaa Tilmaamay in Al-shabaab Kumanaan Dolar Maalintii ka Sameeyaan Canshuur ay ka qaadaan gargaarkaasi.

Warbixin dheer ee uu qoray TV-ga ayaa lagu sheegay in arintaan ay dhabar jab ku tahay qorshaha lagu ciribtiraayo Dagaalamayaasha Al-shabaab, gargaarka ay shabaab lacagta ku helaan ayaa lagu tilmaamaa in ay ka mid tahay ilaha dhaqaalo ee wanaagsan Al-shabaab.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...