dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Wasiirka Fadaraalka Ee Arrimaha Dibada iyo Kan Maamul Beeleedka Somaliland Maxay Kawada Hadlen.

Wasiirka arimaha Debada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad Oo Ku sugan dalka Maraykanka ayaa ka Hadlay markii Ugu horeeyey Kulan KU Dhex Maray dalka Itoobiya Isaga iyo Sacad Cali Shire, oo maamulka SNM ugu magcaaban arimaha dibadda

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmed Ciise Cawad wasiirka Arrimaha dibada soomalaiya waxaa usheegay inay kawada hadlen wasiirka arimaha dibada maamul beeleedka somaliland xoojinta midnimada soomaaliya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. BUHODLE MAN says:

    WAAR NAGA TAG MAJIRAAN WAAXID,
    EX MAJEERTEN,THEY GOT NICKNAME,

    MAJIRAAN,LOOL

  2. Turab says:

    Bismillaah

    Sacad, garanay oo shirkadii dekeda iibisay baa loo haystaa. Lakiin, kan yar ee dhugdhugsan, markiiba wuxuu iska xaadariyey garabkii Saudi-ga iyo UAE, hadaladiisiina waxa ka muuqatay inuu hamranayo oo baryootamayo. Cidna ma meteli karo, yacnii wa daciif, dhaqaalo uruursi ku jira. WBT




Deg Deg Daawo:Muuse Biixi Oo Qorsheeyay Sidii Loo Qaarajin Lahaa Taliye Caare,
- May 21, 2018
Hogaamiyaha Jeegaanta Muuse Biixi cabdi iyo xubno kamid ah maamulkiisa ayaa qorsheeyay qaabkii lagu ...
Deg Deg Daawo Video:Nin Muslim Ah Oo Dalka India Loo Dilay Neef Lo’ ah Oo Uu Gawracay
- May 21, 2018
Nin muslim ah oo ay da’idiisu dhexdhexaad tahay oo saxibbadii la socda xilli habeennima ...
War Deg Deg Ah:Puntland Oo Xayiraad Saartay Gobolka Sool.
- May 21, 2018
War qoraal ah oo ka soo baxay gudiga difaaca Puntland ayaa guud ahaanba waxaa ...
DAAWO;-Caaqilka guud Jaamac Siyaad Oo Ka Hadlay Xaalada dagaal ee Dhulka SSC.
- May 21, 2018
 
Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Khaatumo Ka Oo Hadlay Dagaalka Tukaraq Isagoo ku Sugan Garoowe.
- May 21, 2018
Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane cabdul cagaluule oo ku sugan magaalada garoowe islamarkaana halkaasi u ...