dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Wakiilka Qaramada Midoobay Oo yidh’Wakiilka Keating: Waxaan dunida u sheegeynaa in Soomaaliya isku timid oo ay shaqeysaneyso

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo wareysi gaar ah siinayey GoobjoogTv , ayaa ka hadlay arrimo badan oo dalka ku saabsan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxyaabaha la weydiiyey waxaa ka mid ahaa Madaxweyne Farmaajo sanadkii uu shaqeynayey dib u qiimee maxuu qabtay?

‘Waxyaabo badan oo muhiim ah ayaa dhacay ugu horeyntiim markii ugu horeysay April xukuumad ayaa la magacaabay, xiriirka madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha u dhexeeyana waxa uu ahaa mid aad u adag taas oo ah wax wanaagsan, tan Labaad waxaa laga hortagay Macluul 2017, sanad ka hor waxaan ka wal waleynay in ay gaajo u dhintaan boqolaal kun oo ruux taasina ma dhicin sababteedana waxaa lahaa qeyb ahaan hoggaanka qaran ee dalka oo ay Soomaalidu leedahay,gaar ahaanna waxaa wax badan arrintaas loo tiirin karaa madaxaweynaha oo isagu ku dhowaaqay xaalad degdeg ah oo musiibo qaran ah wax yar uun kadib markii uu madaxweyne dalka ka noqday, waxa ayna arrintaas gacan ka geysatay in lacag la yabooho oo aan uruurinno kadibna dadkii dhibaateysnaa la caawiyo

 

Tan Saddexaadna waa qorshaha qaran ee horumarineed oo lagu dhaqaaqay Soomaliyana sanado ay la heyd, waxa ay dowladdiisu saxiixday sidoo kale qorsha ammanka qaran, kaas oo wali u baahan in la hirgeliyo, laakiin horumar laga sameeyey sidaa darteed waxaa jira waxyaabo badan oo wanaagsan oo la qabtay muddadii sanadka aheyd.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. BUHODLE MAN says:

    KKKKKKKKKKKKKKKK

    SNM INAY DADKA CADAANKA K XIGAAN

    WAR GAALADU MAAHA IDOOR,CID KASTAY LA SAAXIIBI KARTA,KKKKKKK

  2. BUHODLE MAN says:

    SIXID
    SNM INAY DADKA CADAANKA KA XIGAANBAY ISU MALEEAYAANH,KKKKK

  3. Wadani says:

    Kkkkkkk. Buhodle. Marba gaal yar baa waxaas yidhi soo qora, waar gaal yari dhul ma xoreeyo ee xiniinyo ayay u baahantahay, gaal yar oo hadlay Somaliland waxba kama qaadi karo.

  4. Taageere Cali Khalliif says:

    Somalia marku ka hadlaayo waa Intii Talyaani Gumaysan jiray. Ee hada shirku uga socdo Mogadishu ayago maamul goboleedkoodi ba.

    • kabatanka degmada warta nabadda says:

      taageere cali khaliif somalia hadaad maqasho waxaa meesha ka baxaayo wixii maamul reereed sheegto isaaq qaramada midoobey dowlad uma aqoonsana aniga ahaan waxaan kasoo jeeda galmudug xaq uma lihi aan dhaho reer keyga waa dal gooni ah hhhh yaan lagula yaabi somalia waa hal reer kaligiis dowlad masheegan karo




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...