dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Ciidamo Ku Biiray Somaliland Oo Sheegay Inay Cali khaliif Ka Amar Qaatan.

Maanta Ayaa deegaanka  Balicad Ee Gobolka  Cayn Waxaa Lagu Wareejiyey 200 Oo Askari Kuwaasi Oo Ahaa Ciidan la sheegay inay yihiin kuwii cali khaliif.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Munasibadii Ciidanka Lagu Wareejinayey Waxaa Ku sugnaa Xubno Kamid ah Kooxda cali khaliif ee Somaliland Ku Biirtay.

 

Qorshahan Ciidanka cali khaliif ka amar qaata loogu wareejiyay  somaliland ayaa ah mid wadahadalkiisa iyo qorshisiiha uu ahaa kii caynaba ere Kooxda cali waday.

 

Si kastaba ha ahaate Gobolka Cayn ayaa haatan ah mid galay xaalad Adag oo fool ah islamarkaana waxaa maalinba  warbaahinta ka soo muuqanaya maleeshiyaad ku biiray somaliland iyo maleeshiyaad ku biiray puntland iyo kuwo ka goostay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 49)

  1. Yuzra Lixle says:

    kkkkk soo hoobo

    • Somali Boy says:

      Barkad ama Dhuloos wa dad baahi hayso nin baahan waxba kama xishoodo.
      bal eeg waxuu ku leeyahay wasiir baan ahay maamul na waan ahay waxuuna ku biiray maamul kale kkkkkkkk
      haddaad mamul tahay maxaa cidankaaga maamul kale siinaya.
      Barkad waa u garaabayaa wayo balicad waa meel aan xitaa biyo laga cabin.

    • Mrsomali says:

      Umada oo la yaaban DARAAWIISH SOMALI U halgantay hadana is hoos dhigaysa ilma KOOFIL IYO KUWII AY GAALKA INGRIISKA KA HOREEYEEEN .. WALEE REERKII DARWIISH AFAR NACAS BAA U KACAY OO Lumiyey taariikhdii awoowgood daraawiish iyo sayidkii .. talo … somalidiid dhaqan darwiish maaha ee iska qabta afarta tuug ee ilma koofil idiin soo wada

  2. AARKA BURCO says:

    Masha Allah.

    Guul & Gobanimo.

    Somaliland Allow Dhoowr!

    • Mrsomali says:

      Daraawiish afar tuug baa u kacay .. oo dadkii waalay bal u fiirso .. markasta wahad maqlay askar ku biirtay Puntland .. askar ku biirtay Somaliland .. iyo qaar leh Dib u horeynta Khaatumo .. waa in reerkan darwiish ee sharafta lahaan jiray laga daayaa khalkhalka oo afartan tuug ee kolba kii lacag siiya raacaya … Daraawiish waa in ay ka tashadaan dhulkooda una samaystaan Maamuul u gaar ah sida umada kale , hana ka gudbaan afarta tuug ee umada waalay .. reerkii Koofil dilay ee somali hornimada u keenay ee hataa dad badan ka badbaadiyey gaalnimo .. miyaa maanta kolba dhinac u ordaya .. waa in Daraawish noqtaa taariikhdii lagu yaqaanay ee Darwiishnimo

    • Mrsomali says:

      GAAL GAAL DHALAY BISAD BURCO .. RAGII KOOFIL KAA DILAY BAAD RABTAA ADIGOO INA KOOFIL AH , INA GUNTER AN , INA ANDERCOOPER AH OO WALIBA Somalidiid ah in aad tidhaa masha alaah .. iidor waa qabiilka kaliya ee somali diidan .. marna sheegta carab , mar irir , dhabtuna tahay in uu dhalay BUCUR BACARY OO YIBIR AHAA … marka reerkan waashay ee awadal diiday , darwiish diiday .. waa in somali lagu soo celiyaa ..haday diidaan waa in dulcad iyo harshin lagu celiyaa meeshii OGAADEN IYO GERI KOOMBE KU SIIN JIRAY CAANO BOODHAHA KKKKK

  3. Maygaagle says:

    Beesha barkad boqolaal kun oo ciidan ayey gudaheed iskugu keeni kartaa 200 oo diifaysan xeryahaha barakacayasha laga soo ururiyey keyse aflow hor boodayo jaadkooda u xariiftamaya waxba kama bedeli karaan mabaadiida dhulbahante iyo midnimada somalia midnaba ee ka wareerin guul riya ah it is almost 30 years

    • Mrsomali says:

      iidor dhulkaa ku yar burco iyo Hargeysa baa deeeqi wayday .. somali diidka waa in la karbashaa inta ay ka towbad keenayaan .. Koofil dhulbahante darwiish baa dilay .. marka iidor koofil bay u oyayaan.. waa in dhirbaaho darwiish ku dhacdaa si loo dhaqan celiyo Somalidiidka kolba meel sheegta .. mar waa IRIR , MAR WAA CARAB SHEEKH ISHAAQ BINU AHMED , MAR WAA BUCURBACAYR OO DHALAY . ..hadana waa ilma GUNTER IYO ANDERCOOPER ..reerkan horaa loo shegay in ay yihin the bastard Child of somalia .. garac somali ku dheh jira .. waa in la dhaqan celiyaa Darwiish waa raga somali mideeya .. SOMALIDIIDKA WALEE KARBAASH BAA U YAAL ILAA YOOMU DIIN

  4. Lafaruugaawi says:

    Masha Allah commandos ka Jamhuuriyadda somaliland
    Geeshkayagow guulaysta waannu idin garab taagannahee oo geesinimo iyo gobanino ku noolaada👍👍👍👍👍 guul guul Waliba cadawgiin jabane cashar lama illaawaana u dhiga
    Viva somaliland Republic
    Ka naxaw naxashkaaga

  5. Lafaruugaawi says:

    Maygaagley
    You are like cigaal shiidaad oo cagdheer mad 😠 isku qolo ahaayeen ee somaliland ha ku waalan waa Qaran xoree
    Long life Jamhuuriyadda somaliland cadawgooda Uma daahaane

    • Mrsomali says:

      Darwiish gaal buu kaa reebay oo koofil kaa dilay .. waa saban aakhir in aad maanta HADASHO .. LAAKIN ogow hadii BURCO IYO HARGEYSA KUGU FILAAN WAYDAY .. somali waa 18 gobol ee ku soo biir .. hadii kale … DULCAD IYO HARSHIN MEESHII OGADEEN Kugu siin jiray Caaano boodhaha baa lagu geyn walee

  6. Maygaagle says:

    Somaliland duushay saw adigaan badaha iyo tahriibta ku dhamaanaya, somaliland waa dawlad saw adigaan safafka dhaadheer garowe ugu jira passprtigii somalia somaliland waa saw ta kuwii jamacadaha hargeysa ka baxay hodheelada xamar waiterska ah, somaliland waa dal madax banaan sawtan gobolkii saraakiishii xooga dalku sanaag iyo cayn ciidamada ka qorayaan kkkk keyse aflow afarta dib ha ku aqoonsadaan hadii caafimaadkaagu ku jiro

    • dhashii SNM says:

      kkkkkk ooo passporka aad sheegeyso halkee lagu tagaa bal ii sheeg kkkkkkkkkkk kuwa tuuloyinkiina ku uray ayaa uu wax u tari lahaa ee baahidu daashatay iyo qaxoontigan kiiniya buux dhaafiyey ee passport dad kale dawarsanayaa hhhhhh somaliland waxas loolama dacaayad tago wax adigaba ku anfici karin haygula meereysan aabo

  7. Maygaagle says:

    Somaliland duushay saw adigaan badaha iyo tahriibta ku dhamaanaya, somaliland waa dawlad saw adigaan safafka dhaadheer garowe ugu jira passprtigii somalia, somaliland waa dawlad saw ta kuwii jamacadaha hargeysa ka baxay hodheelada xamar waiterska ah, somaliland waa dal madax banaan sawtan gobololada sanaag iyo ciidamadii federaalka laga qorayo ee saraakiishii xooga dalku ku sugan yihiin dhulka aad sheeganeyso ictiraafka ku raadineyso kkkk sheeka marqaan sodon sano ayaa ku jirtaa maantana waxay kula gashay keyse boondaro iyo xaabo dhulbahante dayra ka ah

  8. AARKA BURCO says:

    Maygaagle

    Hoos u ooygiyo & hiihdu ma adaa? Ilmada cesho dhabayacooy.

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Binary Operation says:

    maygaagle

    adigu iska xiiq intaad rabto, waad ogtahay somalia madaxbanaaniday sheegato inaanay dhamaystirnayn. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    somaliyada aad sheegayso beesha caalamka gacanta ku haynaysa waligeed iyo alleba. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    nimaanay madaxbanaanidiisu buuxin aqoonsigiisu tahay ku meel gaadh, waxuu iga qaada iska yar. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    aqoonsigaasi waqti yar uun weeye goorta waqtiga la gaadho waaba expire. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    madaxbanaani buuxda oo kaamil ahna waxay kaaga xidhantay dastuurka qabyada oo afti loo qaado. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waa su’aale inakoo maqan tallow walawayn aftida ma gali kartaa? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    suuryaan kugu haya, xuurtana waan kugu hayaa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    awood ahaana i gaadhi maysid,

    dhaqaale ahaana i gaadhi maysid oo waaniga dagaalka ba’an ku qaaday xamar, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    siyaasad ahaana waaniga gidaarka idin saaray. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dee iska yooyootama uun meelahaasi, nimaanad ku gaadhayn cudud ciidan, siyaasad iyo dhaqaaleba cagaha laga dhukada, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    farmaajona taas bu raadkeeda ku jira, siduu noola kulmi lahaa oo cagaha inooga dhukan lahaa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    isagoo bahdilan bu xamar idiinku soo laaban. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Mrsomali says:

      iidor burco iyo Hargeysa deeqi wayday .. somalidiid uu dhalay Bucur bacayr .. mar shegta irir , mar dir , mar carab .. laakin waa ilma bucur bacayr .. inkasta oo Gunter iyo andercoper hada yihiin … somali is one viva somali unity .. taarikh humada ilma Bucur bacayr ila ANDERSON COOPER ISAAQ https://www.youtube.com/watch?v=Tzs6D6Q8J9k

      • Binary Operation says:

        adigu daarood ii sheeg muxuu yahay? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        anigu waxaan ahay aan ku sheege ahlul baydkii sow alle igama dhalin oo ahlul bayd sow ma ihi?

        bal adigu taada ii sheeg? lol kkkkkkkk

        jabarti waxaa weeyi ma taqaana horta? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        aniga yemen kusoo noola waa qolo la hayb sooco oo yemen tu yasto. lol kkkkkk

        simply midgaha yemen weeye, yemeni gypsy. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        kolka daarood ku ma wuxuu ku faana inuu yahay yemeni gypsy? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

      • Binary Operation says:

        ka jawaab sidii loo jabiyay adeerka maxamed cabdile xasan? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        kolkii hore wuxuu ahaa oday bilaa itaal ah, oo gaal iska celin karin oo dawarsan jiray.

        suuqa ayuu iman jiray oo waa naga dawarsan jiray.

        ninkii uunba shaadh diimaysan soo xidhay wuxuu inoogu sheekeeyay ingiriis ba caruur gaalaynaya. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        deetana xooga waan shikinay sidaas bu guusha ku helay, kadib na kolkaan ogaanay in caruur la gaalaynayaa jirin ee odaygan busaaradu haysay u dan lahaa sheekadii qabyaalada iyo dane hoose oo reereed,

        baanu kabaha ka siibnay oo gebigiisaba waatii bakhtigiisa laga helay itoobiya lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        koofil iyo ingiriis waxa ka sii fool xuma kii soo gashaday shaadhka diinta islaamka

        hoostana ku sitay mosilini iyo talyaani aad u liita oo wasakh ah. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        koofil atleast dadka waa xormayn jiray, sida masolini ma ahayn mid umada soo jiidha oo ku kaca bahdalad. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        sida qolyaha somalia ku dhacday in webi lagaga talaabo. kii waxaasi hoosta ku sida ugu darnaa, dhaqan xumo ayuuna waday. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        haduu sayid cabdule xasan ahaa nin wanaagsan maxa keenay in afar gabay lagu weeraro.

        oo waxa ugu darna kii howd ka dhulbahante oo si aan xishood ahayn oo wax afka lagala xishoodo ugu caayay odaygaasi. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        teeda kale erayga darwiish macnihiisa ma taqaana? lol kkkkkkkkkkk

        waa dad busaarad baabiisay oo iska ah nooc yadan yara waalan ee suufiyada ee waxuun iska aamina. dee wixii loo sheeguun diin u qaata ee iska aamina. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Warsame says:

    Sheekadii Cali ma 200 ee kayse caaglaysanayo bay ku soo uruurtay hashiiskii hala fuliyo ee cali ku celcelin jiray ma 200 in lacaaglaysto bay ahayd

  11. Maamo says:

    Guul somaliland iyo khaatumo guul iyo gobonimo kunoolaada horaa loosoconayaa

  12. Fardojaan says:

    Kala soconay puntland Badhi weyn
    Noolow madaxweyne Cali khaliif Galaydh
    Noolow wasiir Keyse Cabdi Yuusuf
    Guul beelweynta Guleed Garaad Ee Dhulbahante.

    Pintiland marna ha tidhaahdo Xuduud sool baan Soo xidhayaa marna ha tidhaahdo anaga iyo walaalahayo somaliland maamul noo dhaxaynmaayo kkkk
    Gobolka sool wuxuu noqday meel majeerteenku ku galo olalahooda balse sheekaadaas waxaa albaabka u Soo xidhay Proffessor Cali khaliif Galaydh

  13. IDOOR DHALA says:

    Manshalah

  14. Maygaagle says:

    Adigoo aan xiiqin adigoo aan is wareerin tusaale waxaa kuugu filan 7 cisho dabaaldeg iyo damaashaad ayaa ka soconayey dhamaan dhulka khaatumo doorashadii farmaajo tii dhiig yacab dagaal ooge muse shaani markaad barbar dhigto you feel the difference ta kale diiwaan gelinta ciidamada xooga dalku si habsami ah ayey uga socotaa dhamaan sool, sanaag iyo cayn midna ku seexo in isaaq dawlad somalia ka madax banaan loo aqoonsado waa inta cirku kuu jiro ama gunter sex movies hargeysa ka duub ama cooper keen oo gay pride naf ka raadi is up to you

  15. Dahir says:

    Yaab.com dhuloos waxay noqdeen reerka keliyah soomaaliya ogol in uu reer kale gumeysta , sababta maxay tahay …sababtu waxaan u badinayaa dhuloos oo kuray yar ah baa waxaa kufsadey odey isaaq ah ama reerkaan daaroodka lagu sheegayo ma ahan ….cali qaniis siddeeda sano uu sheekh laxuuxda ka cuney waxaa u dheeraa in habeen kasta ay wasi jireen dhallinta isaaq sidaan sheeko ku maqley .

    • BUHODLE MAN says:

      qaylada iyo digdigtu ma 4 ta magaalo ee aad haysataanba?
      maxaa alshabaaba waa joogan meela ka mida koonfurta somalia.

      idin kuna argagixisada waqooyiga tihiin, laascanod booramana wa joogtan, macnuu maha inaa waligiin oogyasaan.

      inangumeed ba tahay uraya,inta xooga dalka laga dhisayo ama la is fahmayo i yara sug,
      alshabaabka waqooyigow,

      waa inan gumeed iyo caadadiisa inta dagaalo sukeeye iyo xaalad yara alafsan lagu jiro inuu biqbiqleeyo.

  16. 911 says:

    Majeerteenia habaar iyo cay baa kasoo hadhay.

  17. Binary Operation says:

    maygaagle

    degaal dega aad sheegayso, sow tii buuhoodle ka dhacday,

    tusaale wasiirka guryaynta somaliland ee buuhoodle tegay ba kuugu filan iyo siday shacabka buuhoodle u lahaayeen, madaxweyne muuse biixi wax qabad baanu u baahanahay isim na metela ma jirto. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ciidan ma adiga qoran kara waa riyo bahashaadu, ciidankaad qoran lahayd ba sow kuwan maahan cali khaliif idin kasoo bixiyay. lol kkkkkkkkkkkkkkkk

    kuwaas baad u socoteen dee iska quusta. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    saaxiib mid baan ku akiidinayaa, somaliland aqoonsi uma baahni, already ma isagaaba iga fog ba. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waad ogtahay aqoonsigan aad haysataan waa temporary haduun weeye. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    laakiin ma haysata madaxbanaani rasmi ah? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    you know intuu dastuurkaasi qabyo yahay madaxbanaani ka dheer. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    teeda kale waad ogtahay oo reer somaliyadii talyaani way ogsoon yihiin.

    kursigaasi aniga iska leh. waan uga daba imaan.

    dayntii badnayd ee ay galiyeen waan kasoo nadiifin oo kursiga cusub ee ay yeelan doonto qolyihiin xornimadu u qorshaysnayd 02 december 1960 uunba la dul saaraya dayntaasi xadiga ah ee intaasi leeg.

  18. Khaatumawi says:

    Pintiland waa saqiirtay ilaahay ha u naxariisto kkkkkkkkkkkkkkkk

  19. Hassan says:

    Ha waaro is-raaca distooriga ah ee Dirka Woqooyi iyo Daarooka Worqooyigu.

  20. Binary Operation says:

    way saqiirto tacsina usii qabta, aaskeedana ka qayb qaata. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. Hassan says:

    Ciidnakn maanta la qarameeyey iyo kuwa kale ee la qarameeyn doonaa, waxa ay si distooriya cadowga uuga difaaci doonaan Buuhoodle ilaa Yoocada.Heshiika Somaliland iyo Khaatumo waa mid u daneeynaya dhamaan beelaha Somaliland oo dhan waxaana ka soo shaqeeyey Pro. Ali Khaliif Galeeydh waana heshiis jiri doona inta ay dunidu jirto oo dhan. Allaa Mahad leh.

    • Hassan says:

      Waanu kugu raacsaney Xasan Maal argtidaada caafimaadka qabta iyo indhahaaga fayoow ee aad ku ifisey heshiiska distooriga iyo taariikhiga ah ee dhex marey Khaatumo iyo Somaliland. Waa heshiiskii uugu weeynaa ee abid dhex mara Dirka iyo Daaroodka Somaliland.

  22. Lafaruugaawi says:

    Hassan
    Somaliland waa Qaran xora oo isku filan oo beri hore faqash liqay oo Wada commandos ahe kuukuuyada iyo masayga idin addoonsata 2018ka iyo xabashida qeedhinka cunta car iska xoreeya .
    Viva somaliland waa Qaran No qabiil

    • Mrsomali says:

      iidor gaal jecel ingris bay ilobeyn .. Somaliland … dhul somaliyed .. muqdisho , kismayo gaalkacayo .. Hargeysa waa dhul somaliyed ..Somaliland ..viva somali unity iyo dhulka somaliyeed ardul somal

  23. BUHODLE MAN says:

    alshabaabka waqooyiga aka isaaqland ma cid ba la dooda?cajiib

  24. BUHODLE MAN says:

    bakhti ruugaawi.

    oo kuwan gaashama degaa idinka maha miya?maa xoraysaan?

    ee xabashida qeedhinka cunta gumaysato?

    lol mise kuwaas waad is nacday?

  25. BUHODLE MAN says:

    bakhti rugaawi kulaha ciidamadii faqashtaanu liqnay,

    intaan ka ogahay taariiqda ciidankii siyaad bare buurahay ku saareen,ciidankii somaliyed na waxay hargays aka bexeen marki uu burburay taliskii dhexe ee dawladii kacaanka ee xamar.

    ciidamadana wxay kala tageen markii ina cumar jees iyo gabyow oo aha ogaadeen ay tageradii kala noqdeen siyaad bare,

    arintuna qabiil kuma salaysnayn ee nadaamki siyaad bara laga hor yimi, ciidamadiina halkaasay ku kala tageen,

    snm na markasay hargaysa soo gashay, oo lagu kala tegay xamar,
    marka beenta jooji,

    litle teror.

  26. Lafaruugaawi says:

    Doqon doqon dhalay weekiiyo fatuuto qabalaha shaxdu ha kugu filaato anigiyo
    kammaandawta Jamhuuriyadda somaliland Tuulada Garoowaannu kulaalaynaaye oo Waliba PM yadii ku rikabanee
    Viva somaliland Republic

  27. Lafaruugaawi says:

    Ina Cumar jess waa fariide ma tukaankii cagdheerta iyo shiraaqle ma taqaan iyo qoxootigiinii

    • Mrsomali says:

      DULCAD IYO HARSHIN OGAADEN IYO GERI KOMBE BAA KUGU SIIYEY CAANO BOODHE MARKII HARGEYSA IYO BURCO LAGAGA SAARAY 24 HOURS KKKK

      YOU will be back in dulcad again

  28. BUHODLE MAN says:

    ninyow qof caadi ah uma ekide,bye

  29. Kaahin says:

    Mrsomali nacas baad tahaan Umalaynayaa waar na fahan dunida waxaan ugu neceb nahay somaliwayn waxaanu maqalo, therefore we are at war with you put that in your head stupid somaliwayn dreamers

  30. Hirad says:

    Kkkl caawa ma habeenkii calacalkaa
    Viva Somaliland Viva khaatumo

  31. Binary Operation says:

    buhodle lady

    war cad ma kusiiya,

    haud and reserve area waa part of Ethiopia, hadii tigree joogo iyo hadii ay yimaadaam amxaaradu waa forever safe under Ethiopia.

    ogaden, is another story another estate.

    aan su’aal ku waydiiye, ogaden haday wax isla hayaan, waata Eritrea go’day 1993 gii. iyaku maxay u goosan waayeen? lol kkkkkkkkkkkkkkkk

    of course ogaden waa qaadan laha distoorka itoobiya oo bahasha waa meel marsan lahaa,

    laakiin somalida kale baan ogolayn waana sababtay jab iyo mahlakada ugu jiraan nimanka onlf. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    maanta hadii ay yidhaahdaan waanu ogol nahay dastuurka itoobiya, car waataase meel haka maraan haud and reserve area. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    aniga ka boqor ah haud and reserve area. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    itoobiya waxaan u sheegi inay joojiso bahasha, hadiiba kale in another referendum oo gaar ah laga qaado haud and reserve area ayaynu dalban. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    adigu ta itoobiya intaad dhinac dhigto bal car waataase wax ka qabo tan somalia iyo somaliland.

    waaniga duli liita oo bahdilan ka dhigay, car waataase hadii ay raganimo kugu jirto pc ga kasoo kacoo, xabada soo qaado. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolay fule meelaha ka faata dhugleeyaad iska tahay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  32. Binary Operation says:

    remember dulac iyo xarshin is part of Ethiopia Empire, amxaarada ayaan ku ogayn, inay cagdheer madaxa kaga fadhido.

    maantana shaqadii tigree ga inoo haya.

    ogaden isagiiba diifaysan oo dulaysan oo jabhadoodii meel kasta laga soo xidhay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    haday aqbali lahaayeen dastuurka itoobiyana way ogyihiin in ogaden minority ka yahay somali galbeed. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    sababtaas bay xabad ugu badin wayday. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    kolay iyo kolay haud and reserve area inaka usoo dedaali, kolkaan xamar meel soo saarno oo aan jabkeeda kaa daawadsiiyo tv yada caalamka. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    horta hada waxaan si fiican uga shaqeeyay inaan xamar geed soo saaro oo jabkeeda iyo fool xumadeeda daawadsiiyo caalamka. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    xaaladu waa idinku xun tahay hada ina barya bay idinka joogta, daarood wax ku taraya ma jirto halkaas baan kugu wasaya siday xabashida iyo kenyattigu ogaadeen ka u wasaan baanu idiin wasayna. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...