dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Ciidanka Qaranka Oo La Wareegay Deegaano Hor leh.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaano hor leh oo ka tirsan gobolka Sh/ Hoose.

Ilo deegaanka ah ayaa xaqiijiyay in Ciidamadaasi ay la wareegeen degmada Awdheeli iyo deegaanka Mubaarak ee gobolkaasi.

Waxaana la sheegay in dagaal kooban kadib Ciidamadu ay u suuragashay in ay la wareegaan deegaanadaasi oo dhaca duleedka M/ Afoogye ee gobolka Sh/ Hoose.

Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ay u jiheysteen dhanka deegaanka Janaale oo ay gacanta ku hayaan Al Shabaab.

Waxaana lagu soo warramayaa in halkaasi ay ka wadaan dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Xarakada Al Shabaab.

Muddooyiinkii Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Al Shabaab ka waday koonfurta Soomaaliya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...