dahabshiil

Deg Deg:Xaglo Toosiye Oo Qorshaynaaya Inuu Iska Dhiibo Garoowe,

Warar hoose oo aan helnay xubno aad ugu dhaw wasiirkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka maamulka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-Toosiye) ayaa xaqiijinaya in uu hadda qorsheynayo in uu ka baxo maamulkaas, una wareego maamulka ay deriska yihiin ee Puntland oo uu horey uga mid ahaa siyaasiintii u tartantay xilalka ugu sareeya.

Wararku waxay sheegayaan in Mr, Xagla-toosiye ay si weyn isku hayeen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, tan iyo markii la joojiyey baabuur uu lahaa oo ay qabteen ciidamada Somaliland, iyagoo ku sii jeeday deegaanka gobalka Sool.

Madaxtooyada SHargeisa ayaa aamintay in Wasiirkii hore ee Caafimaadka uu gaadiidkaas u diray in ay tagan Buuhoodle, oo ay la goostaan maleeshiyadii saarneyd, taas oo ka dhigneyd arrin xasaasi ah.

Waxaa socda dadaalo lagu doonayo in lagu qanciyo Wasiirkii hore ee caaimaadka Somaliland inuusan bedelin fikirkiisa ku aadan in Somaliland gooni isku taag noqoto.

Balse xaglo oo haatan ku Sugan Buuhoodle waxaa uu wada Qorshe siyasadeed Oo u Donaayo inuu iskaga dhiibo Garoowe.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. AARKA BURCO says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Maxamad says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk khiyaali waar ninkaasu waa nin weyn weydna isu celin maayo.

  3. Turab says:

    Bismillaah
    Sheekadaasi waa sheekadii lagu dilay Fuaad Aadan Cadde, maantana ma Xaglotoosiye ayay isku deyayaan, inay khaarajiyaan. walle ciidaa ku dhaqaaqi. Iidoorku inay xishoodaan baa u wanaagsan.

  4. Aarka hargaysa says:

    Garowaad sheegte muu Bangladesh 🇧🇩 iskadhiibo kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  5. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    Turab
    Xaglo toosiye iyo professor Cali khaliifba waa rag go,aanle qofka bini,aadamka ahina rayigiisa waa u xor hadduu shaqo tegayo ee kastuumo web 🕸 faqash faqash kii rumaystaa ka doqonsan adna kaba qaadka xaar maajo ayaad tahaye somaliland ha ku qarwin
    Longer life somaliland Republic

  6. IDOOR DHALA says:

    Mujahid xaglo sidaa raqiis uma aha waa nin ku qaali ah jamhuuriyada barakaysan




Tima Jare Xabsi U Galay Wiil Yar Uu Tinta Si xun uga xiiray !!!
- Apr 21, 2018
Maxkamad ku taalla dalka UK, ayaa xukun xabsi sidddeed bilood ah ku riday nin ...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay Safiirka Dawlada Qadar
- Apr 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana safiirka cusub maanta warqadaha ...
Daawo: Maxay tahay Sharuudaha Looga Baahan yahay Musharaxa Guddoomiyaha Golaha shacabka?
- Apr 21, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ...
Deg Deg Daawo Video:Dawlada Soomaliya Oo Sirasmiya Maanta Ula Wareegtay Ciidamadii Uu Tababaray Emaratku,,,,,,.
- Apr 21, 2018
Muqdisho : Ciidamadii Imaaraadku Tababaray iyo Xeradii ay ku sugnaayeen ayaa waxaa la wareegtay ...
Deg Deg Daawo Video::Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Xadhiga Buurmadow iyo Hadalkii Wasiirka Imaaraadka,
- Apr 21, 2018
Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan maxamuud Sa.gaal ayaa maanta warbaahinta kula hadlay hargeisa ...