dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Wasiirki Somaliland Oo Buuhoodle Ka Baxay iyo Halku Ku Sugan yahay,

Waxaa magaalada Buuhoodle Dib uga laabtay wasiirkii Hawlaha Guud iyo Guryeenta maamulka Muuse Biixi cabdi Oo maalin uun ku sugnaa gudaha buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubintan wasiirka ugu magacaaban maamulka muuse biixi ayaa  maanta ka soo baxday buuhoodle iyadoona ku sugan hada deegaanka widhwidh ee gobolka cayn.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 10)

  1. Maygaagle says:

    Khatumonews ma cali khalif ayey diiday mise somaliland waayo cali cay ayey la daba galeen halka ay noqdeen webka keliya wararka somaliland waqti kasta goob kasta soo gudbinaya tebinaya kormeerka madaxda laanta step by step

  2. AARKA BURCO says:

    Maygaagle.

    So what?

  3. ciise binu axmed says:

    mudane wasiir ,dadkaagii way baahanyihiin wayna ka aradanyihiin arimihii bulshada ,si deg deg ah uga qabo adoo la kaashanaya dawladda dhexe ee somaliland

  4. ciise ibnu axmed says:

    maashaallaah

  5. Lafaruugaawi says:

    Maygaago
    Are you life 😁😁😁👎👎👎 waxan u haystay inaad ku Murray noocii aanu aakhiro u dirnayna ee reer is maqiiq ee aanu caaradhuubta futada kala dhacnay
    Ee Tukaraq macawisahooda kaga carareen qaawanaanta Garoowe ku galay iyagoo ku barooranaya Ari baayo googaradda i hoos geli Commandos ka somaliland baa i caydhsananeysee
    Viva Somaliland Republic

  6. Maygaagle says:

    Futaruug
    Barxada idinkaa iska leh caawa sidaa doontaan ugu niikiya cooper iyo gunter u yeedha deetana dibka wada wada ruxa

  7. Lafaruugaawi says:

    Maygaagle ,horufadhi iyo taleexiyo eylba wadaadkii waallaa ee mad 😠 ee mullah awawyaashay ayaa akhiro u diree
    Maygaagle waa somaliland e ma ku qaramaynaa reer baadiya yahaw oo madhertenia ma jidhee ma iska celin kadhaa.
    Xayaaaaaa al Jamhuuriytul arda soooooooomaaaaalb

  8. Daljir says:

    ninkasi cali ka caydhsey hawd
    muse biixi iyo faratoon ayaa ugu talo galay inuu ina Qambi cali khalif nadiifiyo zone buhodle.

    lasakana dhuumasho kugalo hal maalinoo habeen madow ka guureeyo.

    dabeed manisotto ciil iyo ceeb iyo cay la tago.

    now, dhulbahante can unite ,work and liberate their land.

  9. axmed says:

    Wax yar baa dhiman , marki Xamar aad iska Xaadirin laheydeen ee la idinku wasi lahaa. Qiima ay leedahey Maleeshiyada SNM ma jirto. mana ahaba in lala fadhiisto. hady rabaan wadahadal Hubka ha iska dhigaa. hadii kale waa Xabad.




Deg Deg Daawo Video:Ciidamo Badan ka Goostay SNM iyo Maamulka SNM Ka Hadlay.
- Jun 21, 2018
Dhowaan waxaa deegaamo katirsan gobolka Sool lagu soo bandhigay ciidamo horay uga tirsanaa ciidanka ...
Deg Deg:Dhiigya Cab U Dhashay Maraykan Oo Garoowe Ku Aroostay
- Jun 21, 2018
Browns Camp July 2009 ayuu dilay u gaystay oday 73 jira ah jun 2018 ...
Deg Deg Daawo Video:Beesha Maxamuud Garaad Oo tidhi”Bahrarsame Waxaanu Uga Fadhina Jawaabta Falka Cabdi Khayre Kula Kacay Gabdhahayaga Islayay’
- Jun 21, 2018
Odayaal iyo waalidiin kasoo jeeda Gobolka Sool oo heyb qoys la wadaaga labo gabdhood ...
Deg Deg:Madaxtooyada Hargeisa Oo Qasan iyo Wararkii Ugu Danbeeyay
- Jun 21, 2018
Hargeisa{Khaatumonews}Kadib jaah wareerkii hadheeyay maamulka SNM kana dhashay dagaalkii tukaraq waxaa uu sababay in ...
Deg Deg Daawo Video::Mudaharaad Ka Dhacay laascaanood………………..
- Jun 20, 2018
Shacabka laascaanood Ayaa Dhigay Mudaharaad xoogan oo ay uga soo hor jeedaan maleeshiyada SNM ...