dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Maamulka SNM ‘Ismacail Cumar Geelle Somaliweyn Ayuu Aamin San yahay Wadahadalka kama Aha Dhex Dhexaad,

Xili Loo balan san yahay In Dhawaan wadahadalkiii Dawlada fadaraalka Soomaaliya iyo maamul Beeleedka Somaliland Inuu ka furmo dalka Jabuuti islamarkaana Ay jeclaaden maamulka somaliland in wadahadalkaasi u marti galiyo madaxweynaha jabuuti iyagoo ka cararaya Dalka Turkiga ayaa misana waxaa durba soo baxay qeylo dhaan ka soo yeedhasa maamulka somaliland kuna aadan madaxweynaha Jabuuti oo ay ku tilmaamen inuu aamin san yahay somali weyn ama la safan yahay dawlada fadaraalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Abokor Good oo kamid ah Barlamaanka maamulkaasi snm ayaa sheegay in ismaacil cumar geele wadahadalkaasi uu marti galiyay uusan ka aheen dhex dhexaad.

 

Dhawaaqa Xubnaha maamulka somaliland ee kolba wadan diidka iyo kalsooni darada ka muuqata ayaa ah mid muujinasa siyaasad xumada iyo fashilka ku gadaaman qorshaha wadahadalka ee miska ay latagayaan in uu yahay mid fashilan.

Habar Dhali weyday Aleelo Ku waalatay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




DAAWO;-Wariye Reer Hargaysa Oo Banaanka Keenay fashilkii Karaacay Somaliland Arinta Imaraadka Iyo DP WORD Xog Halis ah
- Apr 21, 2018
Wariye Reer hargaysa Oo banaanka Keenay Xogdhaba Oo Kusaabsan heshiiska maleeshiyaadka Somaliland Iyo imaraadka ...
Daawo Video: RW Kuxigeenka Dalka “Nidaamka federaalka waa In Wada Xaajood Laga Galaa,,,,,,.
- Apr 21, 2018
RW Kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa yiri Nidaamka federaalka waa in wada xaajood ...
Tima Jare Xabsi U Galay Wiil Yar Uu Tinta Si xun uga xiiray !!!
- Apr 21, 2018
Maxkamad ku taalla dalka UK, ayaa xukun xabsi sidddeed bilood ah ku riday nin ...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay Safiirka Dawlada Qadar
- Apr 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana safiirka cusub maanta warqadaha ...
Daawo: Maxay tahay Sharuudaha Looga Baahan yahay Musharaxa Guddoomiyaha Golaha shacabka?
- Apr 21, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ...