dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Kooxdii Cali khaliif Oo Ciidan Somaliland Ah Buuhoodle Ku Soo Bandhigtay iyo Xaalada Buuhoodle Oo Dhiig Bax Ku Dhow,

Waxaa halis ku jirta xaalada amaan iyo tan madaxbanaani ee caasimada gobolka cayn ee buuhoodle oo haatan dhankasta maleeshiyaad kala taabacsan snm iyo puntland laga dhigay.

HALKAN KA  DAAWO VIDEO

Shalay waxaa buuhoodle duleedkeeda gaar ahaan tuulada caroweyn Lagu soo bandhigay maleeshiyaad sheeganaya beesha cali gari oo ka baxay somaliland kuna biiray puntland.

 

Isla Duleedka buuhoodle maanta waxaa lagu soo bandhigay maleeshiyaad Sheeganaya beesha cali gari oo calanka snm u taagan yahay islamarkaana beeninaaya inay beeshaasi ciidankeedi isku dhiiben puntland.

 

jawiga coladeed iyo kan siyasadeed ee buuhoodle lagu gadaamay ayaa ah mid ay ka dhex muuqdan xubno ka tirsan kooxda cali khaliif galayr.

 

Odayaasha iyo waxgaradka buuhoodle ayaa iyana ilaa hada aan ka hadal arrimahan halista badan ee ku soo kordhay gobolka.

 

Waxaa Nasiib daro ah iyadoo 250 wiil isaaq ku dilay maygaagle sooljogto kalshaale in maanta calankii isaaq la isku hayso buuhoodle.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 16)

  1. BUHODLE MAN says:

    WAR WAX KASTA HA LA SHEEGO, BUUHOODLE CALAN SNM LAGAMA TAAGI KARO CIRKU HADUU SOO DHACAYO.

  2. axmed says:

    hadal nooma banaana hadaan dhulbahande nahay isaaqna waxaan leenahay harti ayaa is haya dee maba hadasheen majeerteen waxaan leeyahay dee way dhacdaa

  3. Maxamad says:

    kkkkkkkkkkkkk guuuuuuuuuuuuuuul qaranka somaliland odayaasha aad sheegaysaa sawtay muujiyeen taageeradooda somaliland markuu dhawaan booqday wasiirka hawlaha guud ee somaliland yidhaahdeenna puntland ma rabno ee dhulkayaga faraa ha kala baxdo kkkkkkkkkkkkkkkkk ma dhegahaan kuu daloolin oo waad dhego la’dahay adeer ninkii hadlayaaba hayska hadlee buuhoodle waa somaliland waligeedna ahayd.

  4. Yuzra Lixle says:

    guul cidanka qaranka kkkk oohinta faqashta ha socoto

  5. AARKA BURCO says:

    Masha Allah..

    Guuuul Jamhuuriyada Barakaysan Ee Somaliland.

  6. Lafaruugaawi says:

    Geeshkayagow guulaysa waannu idin garab taagannahee
    Guuuûuuuul guuuuul commandos ka Jamhuuruyadda somaliland

  7. Binary Operation says:

    buuhoodle horta waaban dhex joogaaye,

    tii buuro wadal ahayd baa iyana ii dhiman. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    malee faqash iyo dhabayaco, maantay heestii jabkooda qaadi doonaan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waa la idinka heesinayaa si aad ugu heestaan jabka idin ka raacay meesha. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waakaase farmaajo iyo beesha caalamku ha iga kaa fur furaan, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    dhabayaco way baqaysa hadii wax ay sii wad wado waxay ogsoon tahay garoowe inaanayba waxba ii jirin. already tukaraq iyo boocame gacantaan ku hayaa,

    waxa ii hadhsan uun waa buurowadal, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    taasna kolkaan gaadho waaba dhamaatay sheekadu, 9.9km uunbaan bari uga sii baxaya halkaas ooba ah xadkii aan u soconay, garoowena dhowr madaafiic kolka laga maqlo oo c/wali maqlo madaafiic da dhawaqooda, ayuu odhan dee bess hada waaba la i hayaaye,

    meeshaba aan isaga cararo, illeen fule ma istaagi karee,

    lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    illeen waa cigaal shiidaad oo kale waa iska carari oo ku odhan reer garoowe,

    waar maxaa hadaa i wada een la cararaa hadaanay somaliland nasoo galin. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Binary Operation says:

    sheeko dhex martay c/wali gaas iyo reer garoowe.

    c/wali gaas; waar heedhe maanta waxaan u sahan tagaya sidaan tukaraq usoo qabsan lahaa

    reer garoowe; managa hubta, mise waad iska soo carari sidii aan kugu naqiinay

    c/wali gaas; waar waxbaan iska dhicinayaaye i arka uun.

    reer garoowe; waayahe hadhow uun hanagu soo dhaafin duraan duris sidii nin dar daran.

    in yar ka dib waxa magaaladii garoowe laga maqlay sawaxanka madaafiic ka timid buurowadal

    c/wali gaas; haah maxaan maqlay

    hayaay somaliland ba nasoo gashay bal aan tow idhaahdo.

    reer garoowe; alla bisinka war maxaad la cararaysaa, ma somaliland ba ina soo gashay, war waa maxay madaafiicdan aan maqlayno;

    c/wali gaas; aar maxa i eryi lahaa hadaanay somaliland naso galin. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, naf ba i haysee iga baydha aan si uun u badbaade, karaankayga aan cagaha wax ka dayo. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    Boowehoole weekiyo fatuuto
    Geesigii faqash faqash kaaga siin jirey ayaa gabadha bustard yahaw halaha lama caayo caanya yahay

  10. BUHODLE MAN says:

    SOMETIMES I WONDER WHY THESE TRASH PEOPLE SPEAKING SOMALI?

    LIKE WE ARE DEALING FUCKING XAbashi people here.

  11. Lafaruugaawi says:

    Adaa u doqonsan hand haha 😆
    Hablaha caajaya oo weekkiyo fatuuto faara buuta ah oo Waliba maana koobiyo u baahan ee Buuhoodle Jamhuuriyadda somaliland baa iska leh Qabalaha Shaxdu ha ku deeqo
    Viva Republic of somaliland

  12. axmed says:

    Waa wax yaable, cidaani meel loo raaco malaha, Calaool xuma u dhinta, Caruurtoodii ayaa Buuhoodle agtiisa Beebeyaal la jiirsiiyey, oo ay ogyihiin, maantey Isaaq u mashxaradayaan, war Xaaraanta inaguna aan erino., waa Kabaqaad miiran.

  13. Garaadka qaranka says:

    Qiimo daranaa meeshuu dhunahante joogaba waxay ku hadlayaan waxaan qaymo lahayn
    Hayiraahdeen adoontii isaaq ayaan nahay ee meelkale u boodin weligoi n adoonadaa isaga jira walee tan waa laga sheekayn

  14. Fardojaan says:

    Waan Soo dhaweenayaa
    Anigoo nin reer buuhoodle
    Ah in laga daba tago beentii
    Pintiland u adeegayaasheedu
    Ku Sameeyeen tuulada Caroweyn.

    Ninka ugu dambeeya ee hadlaya
    Waa xildhibaan Ka tirsan
    Barlamaanka khaatumo state.

    Waan kala soconay anaga iyo
    Majiraan a.k.a majeerteen
    Kkkkk
    Samir iyo iimaan pintiland
    Ala yaraxma




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...