dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Haweenka Isaaq Oo yidhi Ciidanka-yaga Waanu Garab Taaganahay Intey Faqashta Soo Afjarayan.

Waxaa magaalada Hargeisa iyo Guud ahaan magaalooyiinka beesha isaaq ka soconaaya Abaabul xoog leh iyo Dhaqaalo Urrun loo samaynaayo maleeshiyaadka somaliland ee ku sugan jiida hore Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Haweenka hargeisa oo warbaahinta la hadlay ayaa ku wareejiyay Qaar kamid ah Horjoogayaasha maleeshiyaadka somaliland Caawimo loogu talo galay maleeshiyaadka ku sugan tuko raq oo ay iska ururshen haweenka isaaq ee hargeisa.

 

Xubnahan haweenka ah ee la hadlaaya warbaahinta ayaa sheegay inay garab taagan yihiin maleeshiyaadkooda inay soo afjaran faqash soona xidhan xuduudka dhulbahante.

Ogobey faqashta la soo afjaraya waa reer khaatumo dhulka isaaq rag iyo dumar uusan u kala hadhina weerarkiisana waa kii khaatumo.Tolow meeye kuwii reer Khaatumo dhulkaasi lahaa?

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Yuzra Lixle says:

    guul ciidanka qaranka

  2. Abtiyo says:

    Caalaamo idinku dhacday alshayaadiin muse bixi waa faqash waxaanse u malaynayaa hadhuubkii buuxsamaa wuu daataa mar hiidii cadaalad ku dhis nayn oo reer ku dhisantahay iyo qabyaalad qadhmuun oo u raysa cimri dheerana mayeelanayso bal aynu eegno insha allaah

  3. Dhalan dhool says:

    Daaroodku waa sixranyahay baan u malaynayaa dee waa kuwaa naagihii xera dhiigta hargaysa ee iidoor gar iyo gardaraba la garabtaagan jamhadood

  4. KING GALMUDUG says:

    Rashiin dhacay.kkk
    Subaag dhacay.kkk
    Timiiiiir dhacday.kkk

  5. BUHODLE MAN says:

    ILAAHOW HA NA WAALIN,

    FAQASH INTAY JOOGTA?

    FAQASHTAN AY SHEEGAN BAN LA YABA,CIIDANKII AFWEYNE AYAY FAQASH U BIXIYEEN,

    00MA DHULBAHNTE MARKA MIYA FAQASHA? MISE DAAROOD BAY ULA JEEDAN?

    ILEEN SIAD BARE M JIRO HADA,

    DAD WAX ISKU FALAYA MAHA BEELAHA SOMALIYED BAY FAQASH KU SHEEGAYAN EE DAAROODKA AH, HADANA WAXAY RABAN IN LA TAAGERO OO GOONI GOOSADKOODA LAGU TAGERO.

    WHO IS FAQASH? TAA INAY IS WAYDIIYAN WEEYE?

    WLIGIIN ICTIRAAF HELI MAYSAN, TAAS BA IDINKA BALAN QADAY, AMA OOYA AMA DHALA

  6. Maxamad says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Buuhoodle man sxb waa runtaa faqashtii siyaad barre kama dambayn lkn waxa jira faqash ka hadh waana la buufinayaa hadday iswaalaan kkkkkkkkk eesh qiyaasak.




Tima Jare Xabsi U Galay Wiil Yar Uu Tinta Si xun uga xiiray !!!
- Apr 21, 2018
Maxkamad ku taalla dalka UK, ayaa xukun xabsi sidddeed bilood ah ku riday nin ...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay Safiirka Dawlada Qadar
- Apr 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana safiirka cusub maanta warqadaha ...
Daawo: Maxay tahay Sharuudaha Looga Baahan yahay Musharaxa Guddoomiyaha Golaha shacabka?
- Apr 21, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ...
Deg Deg Daawo Video:Dawlada Soomaliya Oo Sirasmiya Maanta Ula Wareegtay Ciidamadii Uu Tababaray Emaratku,,,,,,.
- Apr 21, 2018
Muqdisho : Ciidamadii Imaaraadku Tababaray iyo Xeradii ay ku sugnaayeen ayaa waxaa la wareegtay ...
Deg Deg Daawo Video::Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Xadhiga Buurmadow iyo Hadalkii Wasiirka Imaaraadka,
- Apr 21, 2018
Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan maxamuud Sa.gaal ayaa maanta warbaahinta kula hadlay hargeisa ...