Deg Deg Daawo Video:Dil Ka Dhacay Magaalada Hargeisa,
Waxaa maalinba maalinta ka danbeeya sii badanaaya amaan xumada maagaalooyinka maamul beeleedka Somaliland sida hargesia iyo burco,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Qaar kamid ah taliyaasha Maleeshiyaadka booliska maamul beeleedka somaliland oo saxaafada kula hadlay hargeisa waxaa ay shaaciyen oo ka hadlen dil ka dhacay maanta hargeisa iyagoona sheegay inay soo qabten dhagar qabahaasi.
Loading...
dagalii manta xaguu marayaa
Manshalah