dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:100 Askari Oo Somaliland ah oo Ku Biiray Dawlada Somaliya.

Waxaa Magaalada Ceegaag ee Gobolka Cayn warbaahinta kula hadlay Gudoomiyaha Degmadaasi ee maamulka somaliland Oo Sheegay in dawlada Fadaraalka soomaaliya Ciidamo ka Qoranaso Gobolka cayn islamarkaana ciidamo Kor u dhaafaya 100  somalilando u joogay ceegaag ay Ku Biiren Qorista Ciidamada fadaraalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubintan reer Ceegaag Ayaa wasiirka Arrimaha Gudaha SNM maxamed kaahin ugu baaqday inuu soo gaadho degmada Ceegaag waxna ka qabto xaaladan iyo furfurka ku bilowday maleeshiyaadka snm.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 21)

  1. Lafaruugaawi says:

    Ma hawiyaa xabbadda Al argagixisa ay ka baqeen iskaga dhigaya oo kuukuuyoba ka goojisey Mise xaar maajaay u sixran yihiin❓
    Waayo madheerteen halamash naagood oo Gumburka cagaarre ku xasuuqay inay xaafuun iyo Eyl kaga soo hadhaan bay ahayd oo qarankooda somaliland difaacaan
    Viva somaliland Republic

    • Mrsomali says:

      kani futolagruuge waa nacas .. hadii aad tidhaa Nabiga ku sali viva Somaliland buu odhanyaaa… waligay qof ka nacas san ma arag .. arinkasta oo ragu ka hadlo maba arkayo viva Somaliland buu ku washay .. ader dhidhiibso yaan darwiish ku dhirbaahine ama ku geyn dulcad iyo harshine ..

    • Mrsomali says:

      Sacad cali Shire wasiirka arimaha dibada Somaliland iyo Baashe morgan inankii Siilaanyo sodoga u ahaa oo lacagtii umada ku furtay shirkad hafiis ku leh imaraadka yaab yaab … bal nala dhagayso .. arinkan hadii sharci jiro lagu mahkamadayn karo SACAD CALI SHIRE BOOBKA UU KU HAYO HANTIDA UMADA SOMALILAND https://www.youtube.com/watch?v=mC_6oGtnBww

  2. Barwaaqo says:

    Askar Xamar loo wado! Dholoos dhulkoodda ma aaminaan oo waligood marna Siyaad Baraa kaxaysanayey marna Cabdilaahi Yusuf. Nimkii dhulkiisa ka taga waa loo degaa.

    • BUHODLE MAN says:

      OO WAXAAN MOODAYAY INA ICTIRAAF RABTAANE,MA DHULBA RABTAAN?

      • Binary Operation says:

        buhodle man

        labada ba waan isku rabna dhul iyo ictiraafba. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        kol hadaad noqoteen dad liability ah, dee why not, dhulka iska keen siiya. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        kolba hadaydin tihiin liability sidaas wax dhaama ma jirtaa? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • Mrsomali says:

      Dhulbahante waa darwiish iidor oo dhan oo gaal ingriis ka dhigi lahaa ka badbaadiyey kana dilay KOOFIL …maantana koofil baad rabtaa yaab

      • Binary Operation says:

        baroorato, dee adoo sida u foorara oo isaga barooranaya ayaan dushaada ka dul adeegan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

        dhoolaha ayaan ka qoslaya kol hadaan geed idin saaray gebigaba. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. BUHODLE MAN says:

    TIGREEGA OO LAGU QASBAYO INAY LA HESHIIYAAN ONLF,
    IYO SNM OO LAGU QASBAYO INAY FARMAAJO LA HESHIIYAAN,
    KIKIKIKI

  4. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    Weekiyo fatuuto faqash faqash faara buuto iska seexo oo Allah u toobad keen
    Jamhuuriyadda somaliland laguma qarwee
    Viva Somaliland Republic
    Doqon diidaw dillaac

  5. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    Haha 😆 hahaha hahaha
    Mrs somalo faqash faqash
    Videos kii afweyne bidhiq liqe ee aannu musqul Nigeria ku taal ku aanay car na tus noocaagaasi cooper ammaannaa Jamhuuriyadda qaranka somaliland kuma waashee waabaad ku wareertee
    Xayaaaaaaaaa Al Jamhuuriyatul Arda Soooooooomaaaaal

  6. BUHODLE MAN says:

    YOU PEOPLE NEED HEALTH CHECK WITH DOCTOR,YOU SICK PEOPLE AT SAME TIME YOU GUYS ARE REALLY TERRORIST,

    BUT WAIT BILLO,INTA XOOGA DALKA LAGA DHISAYO.

  7. Lafaruugaawi says:

    Mrs somalo
    Talyaanigii dhiiqada wabiyada idinkaga tallaabi jirey eerso somaliland waad ku waalatee
    Garac yahow midgaan iyo tumaal iska dhaleen ee maana koobiyo u baahan cooper aanaan aqoonna ku qarwa
    Viva somaliland Republic

  8. Mrsomali says:

    ku dayo somalidii hore iyo siday Somalinimo ugu faani jireen .. gob gob dhashay dheh https://www.youtube.com/watch?v=iob7tnMtnh0

  9. Binary Operation says:

    buuhoodle man

    itoobiya iyo maamulka taagta daran ee xamar waa kala labo sheeko.

    itoobiya waa dal midaysan oo hal ah oo leh strong central government.

    laakiin somalia da aad ka sheekaynayso, runtaba waatane waa caatada shisheeyuhu wad wato oo caasimadoodii xamar ciidanka shisheeye u ilaaliyo. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ta kaaga daran somaliland iyo ddsi isku mid maahan, ddsi waa ismaamul hoosaad itoobiya u taliso.

    somaliland na waa dalka sida badheedhka u bixiyay UAE military base oo ah mida xanuunka idinku haysa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    somalia turki bay la noqotay xulafo, inakuna imaaraadkaanu xulafo la nahay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    bahashu bartii 1940 yadii bay ku laabate car waataase ka dabaalo. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    adeer ya na qasbaya bal adigu ii sheeg? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    in fact waaba nala dhex dhexaadinaya inaka iyo somalia.

    ta ka sii daran itoobiya waa dowlada dastuurka samaysatay ee dastuurkeedu rasmiga yahay ee aftida lagu meel mariyay.

    somalia dastuurka ay maanta sidata waa qabyo, anoo maqan haday raganimo leeyihiin car ha badheedhaano ha galaan dee. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    simply inaan ahay da madaxbanaan uunbay confirm gareeyeen. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Binary Operation says:

    buuhoodle man

    maanta cida ka dhigan onlf waa idinka, inakuna itoobiya weyn oo idin eryanaysaan idinku nahay. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Hagar tola'y says:

    Asc anaa hayaaga matala
    Walaa kan nacaska ah ee
    Sheeganaya gudoomiyaha
    Shilimaadkii lasiin jiray
    Miyaa laga jaray waakan
    Waxaan jirin kuhadlayee
    Hayaagu waligii soomaali
    Wayn ayuu ahaa waana hayaaga
    U badheedhay dhulkii laqarameeyay
    Ceegaag hayaaga kahor
    Dhul soolamadow bay ahayd
    Wixii lixdankii kadanbeeyay
    Laakiin hayaag ayaa soodhiciyay
    Hadal iyo dhamaan ciidan ceegaag laga
    Qortay majiro ee hayaagu markii
    Horeba waa soomaali wayn

  12. axmed says:

    SNM ta Burca waa in la qarameeyaa, Meeshaan afar tuug oo Siyaad barre Jaasuus u ahaanjire, ayey u afduuban tahey, ee shacabkii liqey. meel xuna wey dhigeen shacab masaakiina. waa in laga xoreeyaa Xaaraanta. Somaliland waa Xagee Ma isaaq baa? dhuuso dhuusa kale aan la rag ,war xishooda Xaaraan yahey.




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...