dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Laamiga Isku Xidhaya Buuhoodle iyo Horufadhi Oo Bilowday.

Waxaa maanta Si rasmi ah loo Dhagax Dhigay Jidka laamiga ah ee isku Xidhaaya Deegaanka Horufadhi iyo caasimada Gobolka cayn ee Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Laamigan oo la filaayo in uu mustaqbalka ku xidhmo laamiga dheer ee laascaanood iyo burco xidhiidhiya ayaa maanta waxaa guurtida gobolka cayn dhagax dhigen 40 kiilo mitir oo isku xidhaaya horufadhi iyo buuhoodle.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...