dahabshiil

Deg Deg:Madaxweynaha Khaaatumo Cagaluule Oo Nugaasha Sool Kawada Abaabul Dhul-Gariir ku Riday SNM.

Madaxweynaha khaatumo Cabdul Cagalule iyo wafti uu hogaaminayay ayaa ku sugan degaanada nugaasha halkaa oo ka socda abaabul xoogan oo lagu xoraynayo degaanada SNM-ta xooga ku heystaan oo ay kamid tahay magaalada laascaanood.

Kulamo looga hadlayo qaabkii ciidamo looga soo aruurin lahaa dhamaan degaanada Sool Sanaag iyo cayn ayaa maalmahan ka socday deegaanka buurawadal iyadoo mas,uuliyiinta golayaasha khaatumo ay iskaga kala yimaadeen dhamaan dhulka SSC

Madaxweynaha khaatumo oo dhawaan ka yimid magaalada muqdisho oo ay weheliyaan xubno uu kamid yahay yuusuf shirtag oo saxaafadda la hadlayay ayaa waxay sheegeen inay ka qeyb-qaadanayaan xoraynta degaanada khaatumo ayna soo dhawaynayaan cid walba oo kala qeyb-qaadanaysa sidii dhulka cadowga looga kicin lahaa

Maalmaha soo socda ayaa la filayaa inay la hadlaan saxaafadda islamarkaana ay soo bandhigaan qorshayaal lagu xoraynayo degaanada Sool Sanaag iyo cayn

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 21)

  1. laascanood man says:

    hhhhhhhhh war ileen geesi waa kano kale noolow adeer macan guusha waa inaga askarta anigu xitaa waan ku jiraa waan is qoraya

  2. AARKA BURCO says:

    Kkkkkkkkkkk

  3. Madaxbuur says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. Barwaaqo says:

    Ma quuste!

  5. AMIIN G says:

    CABDILAHI CAGA-LULI DABA-LULE RAGEEDII ISKA DHEH

  6. IDOOR DHALA says:

    Kkkkkk dabalule ciyaarbuu ku jiraa !!!!!

  7. Somalilander says:

    Riwaayad cusub jilayaasha atoore Cagalule. Lacagta dumar ha so diraan si ruwaayad loo dhamaystiro.

  8. xanuujiye says:

    Kkkkkkkkkkk ila xilima laascanood loo soo socday waar meeshu foga

  9. Fardojaan says:

    Cagalule beeshaada jaamac siyaad qof ma Ka wadataa Horta.
    Bal Horta Habarta la yidhaahdo carfi wax Ka dhaadhicila oo u sheeg in aad garoonka garoowe Ka soo dagtay markaad xamar Ka timid kkkkkk

  10. JEEGAAN WASE says:

    Gobanimo halkaa ka wad cabdul ha la dagaalamo

  11. Maxamad says:

    kkkkkkkkkkkkkkk hayska xiiqo iga wallaanaan dable qorayn isna waxbuu iska dhigayaa ma wuxu isku dhererinayaa raggii aqoonyahanka ahaa sida prof.cali khaliif isagu qaadwaluu ka ahaa london ka hor intaan laga mamnuucin qaadka, markii halkaasu ka kala kacday ayuu murqaanku tusay madaxweyne noqo kkkkkkk wuxu u xiiqayaa bal in lagu baayaco lkn cidina baayici mayso ee buuhoodle kabadh qaad ha ka furto intaanu hawdkaa Ku harraadin gaajona ugu dhiman kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aar yaa ila qosla bal riwaayaddan waalan eega kkkkk.

  12. Maxamad says:

    kkkkkk madaxweynow xaal qaado yuu madaxweynaha u yahay ma labadan la taagan kkkkkkk iyagaaba la yaaba oo yidhaahda waar innaadeer ninkanu xil buu doonayaa haabkeediina ma hayo kkkkkkkkk miskiinku hargaysa hayska xaadiriyo bal in meel uun lagu canqabo intay goori goortahay cidina u joojin maysee kkkkkkkkkk nin magaalo ka dudow siigo yare kkkk cidiba ma oga isna wuu is xiijinayaa marba laba reer tuule ah meel lasoo istaag bal inaad wax Ku hesho kkkkkk dariiqaasu wuu soo xidhmay cid danbena shaqo Ku heli mayso ee aad yar meel fadhiiso kkkkkkkkkkkkkk.

  13. Khaatumawi says:

    Futolule waatuu lahaa dowlad federal ah baan soo dhisayaa oo farmaajo isiinayaye muxuu ka keenay??? Kkkkkkkk wuxuu ka dhaxlay in kooxdii garoowe ee taagta darneyd isku dhiibo kkkkkkkkk bal pintiland wax hakuu qabato futoluloow

    Khaatumo waa tashatay guul

  14. axmed says:

    Cagalule Jaamac siyaad uma baahna, sida kaas dhega lai sheegayo, Dowlada Somaliya iyo shacabka Somali ayaa Taageersan, Kii ka soo horgeeda ee Horgaal ahi walee wuu dhimanayaa, ninkaas Jaamad siyaad shaqa kuma laha, waa Madaxweynaha khaatumo ,Isagaana aad Walee hoos imaaneysaan.

  15. Yusuf says:

    Waar xoreeyntiin jabtee, soowta Somaliland idiin weeydaartey BUUHOODLE.

  16. warsame says:

    SSC waxay u baahan yihiin higaamiye ku horkaca halganka dib u xoreynta dhulkooda, waa lagu khasaarey Cali Khaliif (khaatumo), xaglo toosiye (SSC), alla reerkan intee laga heystaa, allow beesha u soo celi midnimo iyo dadnimo waa la yaaban yahay, ninkii u soo baxa waa laba uun midkood, ama iyagaa yasa oo diidaya, wuu ku owr kacsanoo SL buu la aadayaa sidii ay yeeleen xaglo toosiye iyo Cali Khaliif.

  17. Hassan bile says:

    Madaxweyne Abdullah Cagalule soo dhowoow idoor wagaashe xabaashiisii baa lagu celinaya iyo Fucking street dhowaan baata shuun

  18. Lafaruugaawi says:

    Buuhoodle waligeedba Jahuuriyadda somaliland bay ahayd haddana waa somalilanderiin100/100 ee cagaluulo ma Garoowe ayuu isu dhiibay markuu xaar maajol soo eryayā¯“
    Dowri debbed wareega oo mafrashkii London laga xidhay iyo Riyo ku noole jeel magnuunka Buuhoodle cid ku xidha miyuu waayay illayn nin waashay tolkiibaa u miyir qabee
    Xayaa al Jamhuuriywtul arda soooooomaaaaal

  19. Binary Operation says:

    tani waaba ruwaayadii aan abid daawado bandhigeeda. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waar ha iska xiiqo, kkkkkkkkkkkkk, kolba hadii mafrishkiisii london laga joojiyay 2014 kii, kuna riyooday inuu madaxweyne yahay,

    dee odayga waxaan odhan lahaa isago mafrish yar iska samaysta loo qaatay, ma madaxweyne buu aqoonteeda lahaa. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    daba da yar ee uu lulayo bal yaanu qumaca rasaastu kaaga dhicin, armaad saxaroon kari waydaa hadhow. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    waar ya qaad wale ugu sheekeeyay madaxweyne baad tahay? lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    teeda kale dee jaamac siyaad ba ma hayo, waxa uga awood roon wasiir faratoon. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    puntland tu galay dee way iska soo eryi kolkay aragto nin bilaa tol ah. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  20. Yoonis says:

    Idoor nin raacay oo horgal u noqday waa ruuux habaabay oo ka lumay jihadada loo maro sharafka iyo midnimada Somaliyeed… waa ceeb iyo sharaf daro nin taageeray qadiyad beeleed oo liddi ku ah naftiisa..
    Idooroo beel ah ha kuu dawladdayso waa ceeb iyo naaqisnimo laakiin magaca Somaliyeed dawladnimo hogaan kuugu noqoto sidaas sharaf…

  21. HARTI LAND says:

    waqtigu waa gabaabsi ama nax ama farax waanu soo jeensanay .futada ina kaahin meel ka raadsada.anagaa kala qaybsanayn hada wax is diidani majiraan dantaa noo run sheegtay argagixisada snm shaqo culus oo aysan mahadin ayaa laga qabanayaa




Deg Deg Daawo Video:Ciidamo Badan ka Goostay SNM iyo Maamulka SNM Ka Hadlay.
- Jun 21, 2018
Dhowaan waxaa deegaamo katirsan gobolka Sool lagu soo bandhigay ciidamo horay uga tirsanaa ciidanka ...
Deg Deg:Dhiigya Cab U Dhashay Maraykan Oo Garoowe Ku Aroostay
- Jun 21, 2018
Browns Camp July 2009 ayuu dilay u gaystay oday 73 jira ah jun 2018 ...
Deg Deg Daawo Video:Beesha Maxamuud Garaad Oo tidhi”Bahrarsame Waxaanu Uga Fadhina Jawaabta Falka Cabdi Khayre Kula Kacay Gabdhahayaga Islayay’
- Jun 21, 2018
Odayaal iyo waalidiin kasoo jeeda Gobolka Sool oo heyb qoys la wadaaga labo gabdhood ...
Deg Deg:Madaxtooyada Hargeisa Oo Qasan iyo Wararkii Ugu Danbeeyay
- Jun 21, 2018
Hargeisa{Khaatumonews}Kadib jaah wareerkii hadheeyay maamulka SNM kana dhashay dagaalkii tukaraq waxaa uu sababay in ...
Deg Deg Daawo Video::Mudaharaad Ka Dhacay laascaanood………………..
- Jun 20, 2018
Shacabka laascaanood Ayaa Dhigay Mudaharaad xoogan oo ay uga soo hor jeedaan maleeshiyada SNM ...