dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Maleeshiyo Ka Goosatay Somaliland Kuna Biirtay Puntland.

Maleeshiyo Beeleed Hore uga tirsana somaliland kuna sugnaa deegaanka caroweyn ee gobolka cayn ayaa maanta muqaal ay iska soo duuben waxaa ay shaaciyen inay ka bexen maamulka somaliland kuna biiren maamulka puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 17)

  1. jaawe says:

    kkkk, ilaah baan idinku dhaaariyay ciidanka halkaa fadhiya miyaa u muuqaal eg 160 ama xataaa 30 Askari waa ayaaandaro waxaana tihiiin dad musalifay , waxay ahayd dhawr casho ka hor bay ahayd markay yimaadeeen dhawr nin oo Garoowe laga soo diray oo qorshaynayay isku dhufashada Reer cali gari iyo Reer Hagar alle mahadii iska garanay waana la caydhshay waxay dhawr ciyaaal ah ku uruursadeen tuulada Sarmaaanyo oo sawir isaga qaaadeeen kadibna tuulada GOOB ayagoo maraya ayaa xabishudu qabatay oo Lao casho u xidhnaaayeeen kkkk

  2. axmed says:

    jaawe waxay yihiinba way kaa fiicanyihiin adi waayo adi waxaa tahay caadeqaade cadaw u shaqaynaaya garoowe iyo buuhoodle waa isku dadisku dhul nacasyahaw

  3. axmed says:

    waa soo dhamaday waqtikii isaaq iyo caadeqaade

  4. Yusuf says:

    Bal Majeerteenoow qaata Ali Gari iyo Ali Qotiyoo laakii ka fogaada xadka Somaliland oo ah khad cas oo aan loo dul qaadan karin haddii aad soo dhaaftaan xadka Somaliya, sidii Laaska, Tukaraq iyo Boocame ayaanu u qabsan doonaa Garoowe iyo Boosaaso iwl.

    • Mrsomali says:

      Adeer BURCO IYO Hargeysa ha ku deeqdo ,,, hadii dhul la aan ku hasana tageer midnimada .. ogow dhul darwiish oo gaal ingriis kaa reebay Koofila dilay in aanad maanta lagaa ogolaaneyn gaalkii baan rabaa hadkisii .. Raga meesha lihi Waa Daraawiish .. dhabar iyo dhuuha ay kaga jirto MIDNIMO SOMALIYED WALAAHI … Marka ku ekow burco iyo hargeysa ood u dhalatay .. hadii kale .. Ninkii dhoof ku yimi bay Geeridu dhibaysaa walee https://www.youtube.com/watch?v=izTeSB5fdCc

  5. mohamud says:

    Dhulkan majoogaysaan iidoor wagaashoow aad baanu uga wiswisney wasakhdiina intaan laidin kufsan ka guureeya dhulka anagaa leh oo burco xataa anagaa lehe is guura dhulku maguuree dadkaa guuree

  6. Yusuf says:

    Warkii runta ahaa waxa sheegey JAAWE, sidaaa asegeed, Ali Gari ka weeyn ay Majeerteeniya duufsan karaan. Somaliland ma ahaa qabiil laakiin waa dal ka dhaxeeya Dirka Woqooygia iyo Daaroodka waqooyiga dhawaan yeelanaya distoor cid walba siinaya xaqiisa sida uu sheegey Dr. Ali Khaliif.

    • Mrsomali says:

      Dhulka Daraawiishta walee Midnimo Somaliyed baa dhuuha kaga jirta taas ogaada .. reerka kaliya ee Somalidiidka ah ha ku ekaado BURCO IYO HARGEYSA … somali oo dhami midnimay rabtaa .. hataa midnimada somali burco iyo hargeysa bay dan u tahay walee … bal nala fiirso dadka dega waqooyi iyo sida ay midnimo somali u rabaan sharaf dheh https://www.youtube.com/watch?v=biyJ7s0laYY&t=100s

  7. JEEGAAN WASE says:

    Guuuuuuul iyo gobanimo

  8. jaawe says:

    ilaah baan idinku dhaarshaye eega Askarta waxa lagu sheegay ee meesha la soo taaagay 5 casho ka hor igu sawirtana lagu galay ma waxaaas baa gaadha 160 Askari , tan kale ciidankii CAROWAYN lagu qarameeyey miyuusan ahayn kan jooga Balliga buhodle ee uu madaxda u yahay Colonel:Abokor Sulub Dhabdhable . war isku xishooda walaaahi inaydn wax la joooogin. buhodle walahi ma ogola dagaaal la soo xawilo mana soo xawili karaaan qolyahan la soo diray iyo Ilmo Gurxan Baaahane ,,,,, walahi laaandheernimaa talinaysa hadiii Hunguriga aaan laga dayn waxa uusan liqi karin

  9. axmed says:

    garoowe iyo boosaaso isaaq waxaa looga yaqaan rag lamood wixii daba cararaana hade hadalba maleh

    • Mrsomali says:

      Dhulka Daraawiishta walee Midnimo Somaliyed baa dhuuha kaga jirta taas ogaada .. reerka kaliya ee Somalidiidka ah ha ku ekaado BURCO IYO HARGEYSA … somali oo dhami midnimay rabtaa .. hataa midnimada somali burco iyo hargeysa bay dan u tahay walee … bal nala fiirso dadka dega waqooyi iyo sida ay midnimo somali u rabaan sharaf dheh https://www.youtube.com/watch?v=biyJ7s0laYY&t=100s

  10. axmed says:

    isaaq waa afku xoogle cid walbaa taqaan wixii kabo qaad u ah ma mudna in la xuso ama loo jawaabo waa findhicil

  11. BUHODLE MAN says:

    ma wax majeerten la dhaha jir?

    MAGAC CUSUB BAY LEEYIHIIN, MAJIRAAN

    EX MJ MAJIRAAN CIIDAMO KU BIIRAYA MA JIRAAN

  12. Lafaruugaawi says:

    Mrs somalo
    Daraawiishta aad sheegayso 1921kii ciidamadii somaliland ee camels crop ayaa taleex iyo Horufadhi ka eryay oo wadaadkii waallaa ee mad 😠 mullana IIMAY ku aasay ee faqashtaad ku riyooto isu keen somaliland waa Qaran xora oo waligiiba jiro doona jiro jirayna
    Viva Republic of somaliland

  13. said dury says:

    GUN ALE IDIKA DHIG DHULBAHANTE WAAR MAALINBA MEELBAAN KU BIIRAY WAA GUNIMO EE ABTIYAAL MEEL AYAA LEEDIHIIN OO WAA KHAATUMO E MA GARAN WEYDEEN XATAA CAGALULE U TAGA MAJEERTEEN SE TOL BAANU NAHAY MA KUUVYAQAAN WAAR REERKA HA GUMEYNINA CALIGERI WAA REERKA I DHALAY CEEBNA LAMA JECLI

  14. Maxamad says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk bal waxa hadlaya eega kuwii soomaaliba looga yaqaanno halamash naagoodle ayaa halka ka niic leh kkkkkkkk murama naagoodle bal hadalkaba iska daayoo qashar rid inaad garoowe kabo la’aan kaga qixi waydo kkkkkk way muuwataa baan filayaa afku xooglayaal booto been ah baad bil waddeen taakona soo dhaqaaqi wayde kkkkkkkk.




Tima Jare Xabsi U Galay Wiil Yar Uu Tinta Si xun uga xiiray !!!
- Apr 21, 2018
Maxkamad ku taalla dalka UK, ayaa xukun xabsi sidddeed bilood ah ku riday nin ...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha danjirenimo ka guddoomay Safiirka Dawlada Qadar
- Apr 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya waxaana safiirka cusub maanta warqadaha ...
Daawo: Maxay tahay Sharuudaha Looga Baahan yahay Musharaxa Guddoomiyaha Golaha shacabka?
- Apr 21, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ...
Deg Deg Daawo Video:Dawlada Soomaliya Oo Sirasmiya Maanta Ula Wareegtay Ciidamadii Uu Tababaray Emaratku,,,,,,.
- Apr 21, 2018
Muqdisho : Ciidamadii Imaaraadku Tababaray iyo Xeradii ay ku sugnaayeen ayaa waxaa la wareegtay ...
Deg Deg Daawo Video::Saleebaan Gaal Oo Ka Hadlay Xadhiga Buurmadow iyo Hadalkii Wasiirka Imaaraadka,
- Apr 21, 2018
Gudoomiyaha Golaha Guurtida maamulka somaliland saleebaan maxamuud Sa.gaal ayaa maanta warbaahinta kula hadlay hargeisa ...