dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Cabdiraxmaan Ciro Oo Banaanka Keenay Kulan Dhexmaray Muuse Biixi iyo Kulanka Farmaajo.

Waxaa Magaalada Hargeisa maanta shir Ku qabtay Hogaamiyaha Xisbiga wadani Ee maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro kan hadlay Kulan dhexmaray isaga iyo Muuse Biix.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

‘Waxaa lahaa yeedhmada oo noo yeedhay muuse biixi waxana uu nagala tashaday arrimo ay kamid yihiin doorashada golaha wakiilada iyo wadahadalkii fadaraalka oo dhawaan furmaya  iyo shirka beelaha Garxajis‘ayuu yidhi cabdiraxmaan ciro

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Barwaaqo says:

    Guul iyo gobonimo.




Deg Deg:Khayre iyo Farmaajo Oo Ku Muransan Hal Arrin.
- Feb 17, 2018
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Wakaalada Khaatumonews u sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Deg Deg::Dawladda Maraykanka Oo Digniin Ka Soo Saartay Xaalada Itoobiya.
- Feb 17, 2018
War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka dalka Ethiopia ...
Wariye Sadex Cisho laascaanood ugu Xidhan Horgal iyo Saxaafada Laascaanood Oo Tahli Weyday Cambareyn Xata,
- Feb 17, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood ee caasimada gobolka sool oo in mudo ah ay gacanta ku ...
War Deg Deg Ah:Dr Cali Ciise cabdi Oo Ka Hadlay Duulaanka Jabhada SNM ee Tukaraq,
- Feb 17, 2018
Dr cali Ciise cabdi Oo kamid ah Aqoonyahana reer khaatumo Ahna aas aasayaashi Khaatumo ...
Kheyre Oo Ku Amray Wasiir Islow Inuu Is Casilo
- Feb 17, 2018
Ra’iisul asaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku amray Wasiirka amniga gudaha ...