dahabshiil

Deg Deg:Khilaaf Ka Dhex Oogan Raysal Wasaare Khayre iyo

Warar hoose oo ay heshay Khaatumonews.com ayaa sheegaya in xilligaan khilaafkii ugu xooganaa ebed uu ka dhex jiro Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale agaasimaha Villa Soomaaliya Fahad Yaasiin.

Fahad waa shaqsiga ugu dhow Madaxweyne Farmaajo, walibana warka ka maqla madaxweynaha, waxaana markaan doorka uu ku geeyay Kheyre sidaan xogta ku helnay.

Labadan mas’uul ayaa markii ay eryayeen rag badan oo ay kamid ahaayeen Taabit, Sanbaloolshe iyo wasiirro badan heshiis ahaa, balse hadda ayeey ka dhex tafatay.

Sidaan xogta ku helnay, Fahady ayaa xubno wasiiro la doonayo u keenay Kheyre hase ahaatee arrinta aad ayeey isku bedashay markii Ra’iisul wasaarah diiday dalabka Fahad.

Villa Soomaaliya aad baa looga hadal hayaa khilaafka Labadan mas’uul ka dhaxeeya, waxaana laga yaabaa in markaan midkood ay seefta la degto.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Ciidamo Badan ka Goostay SNM iyo Maamulka SNM Ka Hadlay.
- Jun 21, 2018
Dhowaan waxaa deegaamo katirsan gobolka Sool lagu soo bandhigay ciidamo horay uga tirsanaa ciidanka ...
Deg Deg:Dhiigya Cab U Dhashay Maraykan Oo Garoowe Ku Aroostay
- Jun 21, 2018
Browns Camp July 2009 ayuu dilay u gaystay oday 73 jira ah jun 2018 ...
Deg Deg Daawo Video:Beesha Maxamuud Garaad Oo tidhi”Bahrarsame Waxaanu Uga Fadhina Jawaabta Falka Cabdi Khayre Kula Kacay Gabdhahayaga Islayay’
- Jun 21, 2018
Odayaal iyo waalidiin kasoo jeeda Gobolka Sool oo heyb qoys la wadaaga labo gabdhood ...
Deg Deg:Madaxtooyada Hargeisa Oo Qasan iyo Wararkii Ugu Danbeeyay
- Jun 21, 2018
Hargeisa{Khaatumonews}Kadib jaah wareerkii hadheeyay maamulka SNM kana dhashay dagaalkii tukaraq waxaa uu sababay in ...
Deg Deg Daawo Video::Mudaharaad Ka Dhacay laascaanood………………..
- Jun 20, 2018
Shacabka laascaanood Ayaa Dhigay Mudaharaad xoogan oo ay uga soo hor jeedaan maleeshiyada SNM ...