dahabshiil

Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Soo Muuqan Doona Meel Kulmisay Isaaq iyo Samaroon,

Waxaa Wadanka Maraykanka Gaar Ahaan magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota. Ka soconaya Qaban qaabada Xaflad Cali khaliif galaydh Ka soo Qeyb galaayo oo Lagu taageeraayo Maleeshiyaadka isaaq ee qabsaday Tukaraq islamarkaana lagu Weerarayo Isimada SSC iyo maamulka Puntland.

Xaflada waxaa Soo qaban qaabiyay Xubno ay Isku beel yihiin cali khaliif galaydh.

Waxaana Ku casuuman oo soo xaadiri doona Dhamaan jaaliyadda beesha isaaq iyo jaaliyadda Samaroon ee falaagada ah ee maamulka Somaliland Urabaysan iyo Xubnaha dhulbahante ee cali khaliif ka taageersan Minneapolis .

Ujeedka Xafladan ayaa ah in Lagu beer Abuurto jaaliyadda Muga weyn ee Reer Khaatumo Laguna Sheego in maamulka isaaq iyo qorshaha Cali ay taageersan yihiin jaaliyadu.

Cali khaliif oo dalka Laga soo baaciyay kuna fashilmay gacan galinta Buuhoodle ee Somaliland ayaa haatan usoo wareegay dibada iyo xaflado been abuur ah oo isaaq u camiraayo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Ciidamo Badan ka Goostay SNM iyo Maamulka SNM Ka Hadlay.
- Jun 21, 2018
Dhowaan waxaa deegaamo katirsan gobolka Sool lagu soo bandhigay ciidamo horay uga tirsanaa ciidanka ...
Deg Deg:Dhiigya Cab U Dhashay Maraykan Oo Garoowe Ku Aroostay
- Jun 21, 2018
Browns Camp July 2009 ayuu dilay u gaystay oday 73 jira ah jun 2018 ...
Deg Deg Daawo Video:Beesha Maxamuud Garaad Oo tidhi”Bahrarsame Waxaanu Uga Fadhina Jawaabta Falka Cabdi Khayre Kula Kacay Gabdhahayaga Islayay’
- Jun 21, 2018
Odayaal iyo waalidiin kasoo jeeda Gobolka Sool oo heyb qoys la wadaaga labo gabdhood ...
Deg Deg:Madaxtooyada Hargeisa Oo Qasan iyo Wararkii Ugu Danbeeyay
- Jun 21, 2018
Hargeisa{Khaatumonews}Kadib jaah wareerkii hadheeyay maamulka SNM kana dhashay dagaalkii tukaraq waxaa uu sababay in ...
Deg Deg Daawo Video::Mudaharaad Ka Dhacay laascaanood………………..
- Jun 20, 2018
Shacabka laascaanood Ayaa Dhigay Mudaharaad xoogan oo ay uga soo hor jeedaan maleeshiyada SNM ...