dahabshiil

War Deg Deg Ah::Xaalada Kenya Oo Cakiran iyo Siyaasi Culus Oo Hada La xidhay,

xukuumadda Kenyan ayaa xirtay siyaasiga ka tirsan mucaaradka oo ka qaybgalay xafladdii uu madxwaynanimada isugu dhaariyay Raila Odinga.

Booliiska ayaa gurigiisa ugu dhacay siyaasiga Miguna Miguna halkaasi oo ay ka soo qabteen. Xarigiisa ayaa ku soo beegmaya kadib siyaasi kale oo mucaaradka ka tirsan oo lagu magcaaabo Tom Kajwang oo Arbacadii isna la xiray.

Kajwang ayaa shalay damaanad ay ku sii deysay maxkamad ku taalla magaalada Nairobi. Waxa uu isna ka qayb galay xafladdii uu madaxwaynanimada isugu dhaariyay Raila Odinga.

Dhanka kale waxaa wali hawada ka maqan saddex Telefishan oo ay dowladda Kenya xirtay Talaadadii. Shalay ayay ahayd markii maxkamada sare ee Kenya ay amartay in dib loo furo telefishinadaasi.

Mr Odinga ayaa sheegay in uu isagu ku guulaystay doorashadii madaxwaynanimada sanaddii aanu soo dhaafnay balse looga shubtay.

Gudiga doorashada Kenya ayaa waxay sheegeen in doorashada uu ku guulaystay madaxwayne Uhuru Kenyatta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...