dahabshiil
Loading...

Waa Sidee Xaalada Xiisada Somaliland & Puntland .

Ciidamada Puntland ayaa ka daad guraynaya magaalooyinka Fallidhiyaale , Godqaboobe iyo dadkiika agdhawaa
deegaanadaasi reer guuraaga ahaa.

Ciidamadii ugu badnaa ee ku gaashaaman hubka noocyadisa kala duwan ayaa maalmihii u danbeeyey soo saftay jiidaha horeee ay fadhiyaan labada dhinac ee God-Qaboobe (Puntland ) iyo dhinaca Buunadada dhinaca Bari ee
(Kun Jeer anaa ku Jecel oo ay fadhiyaan Ciidamada Soamliland.

Maamulka Puntland oo maalmahaanba warbaaahinta ka hadlayey ayaa sheegay in ay soo celin doonaan dhulkii ay Somaliland ka qabsatay sanadihii hore halka Sidoo kale Maamulka Somaliland iyo Siyaasiyiintooduba ay iyana dhinacooda ka sheegayeen in ay soo xidhi doonaan xuduudooda oo ay ula jeedeen Geedka YOOCADA ee Xadka u ah dhulkii ay kala guumaysan jireen Iniriiska iyo Talyaaniga.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin oo mar dhow la hadlay warbaahinta ayaa sidoo kale ku eedeeyey
Puntland in ay wadaan dagaallo iyo kicin , illaa ay gaadheen in Masaajidada magaalooyinka Garoowe.

Boosaaso , Gaalkacyo Qardho iwm in Khudbadihii Jimce ee Puntaland ay ku soo qaateen in ay Xaaraan tahay in Somaliland ay qabsato qaybo ka mida Dhulka Puntland oo ay ka mid tahay Tukaraq , waa siduu hadalka u dhigaye.

Dhinaca kale , Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Somaliland ay Ciidamo ka qoranayaan magaalada Boocame oo
dhinaca Koonfur Bari kaga beegan magaalada Tukaraq isla markaana waxoo yar u jirta.

Xukuumada Dawlada Federaalka ee Somalia ayaa ugu baaqday in xaalada la dejiyo , Waxaana ay wararku qaarkood sheegayaan

in Maaulka Puntland uu ka war sugayo inta Booqashada uu ku marayey deegaanada Puntland Madaxwaynaha Somalia
Maxamed C/Laahi Farmaajo ay ku xitiraamayeen , laakiin marka uu dib ugu laamto Caasimadii Dalka ay qaadi doonaan
tallaabooyin aan la mahdin doonin -Waa siday hadalka u dhigeene-

Loading...

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...
Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo u dhoofay Dalka Itoobiya iyo Warar kasoo baxaya
- Jan 16, 2018
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku ...
Shabaab oo Baasuuke la helay Guriga Guddoomiye caan & si dirqi ah uu kaga baxsaday
- Jan 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo ...