dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Buuhoodle Oo Kulmisey Aqoonyahano ka yimid Hargeisa iyo Laascaanood

Jaamacadda bariga Afrika faraceedda magaaladda Buuhoodle ayaa maanta kulan maamuuseed u qabatay ardayda wax ka barata Jaamacadda ee waxbarashada Jaamacadda kasoo doontay gobolada dalka Gaar ahaana magaalooyinka Laascaanood iyo Hargeysa,
ilaa 20 arday oo ka kala yimid Laascaanood, hargeysa iyo degmooyin hoostaga Buuhoodle ayaa hadda fadhiya Jaamacadda iyadoo 2 kamid ahna shahaadooyin lagu gudoonsiiyey munaasibadda Jaamacadda.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dr. Cabdishaafi Axmed Cali oo ah hormuudka Jaamacadda bariga Afrika ee Buuhoodle ayaa ka hadlay heerka tayadda Jaamacadda manhajkeeda iyo aqoonsiga shahaadada oo aad u sareeya taasoo sababtay in arday badan uga soo safraan goboladda dalka.

 

Ardayda waxkabarata Jaamacadda ee ka yimid safarada dhaadheer ayaa iyaguna ka hadlay waxa ay ku doorteen Jaamacada Bariga Afrika ee Buuhoodle oo ay safaro dhaadheer usoo galeen.

 

Waxgaradka, odayaasha, aqoon yahano, culimo iyo qaybaha bulshada oo munaasibadda goob-joog ka ahaa ayaa siweyn usoo dhoweyey horumarka Jaamacadda oo maraya in goboladda dalka looga soo safro waxayna ku baaqeen in lala shaqeeyo Jaamacadda si horumarku usii balaadho.

Loading...

Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Galaydh Oo Hargaysa Kusoo hungoobay Rabana inuu fursad Kale ka Abaabulo beeshiisa
- Jan 16, 2018
Degaanka kalabaydh ee gobolka sool ayaa lagu soo dhaweyay Dr Cali Khaliif Galaydh Oo ...
DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...