dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo sawiro::Qosolka Alshabaab Oo tidhi“Dowladda Sawirro ay Naga Xaday Ayay u Adeegsatay Howlgal Ka Dhacay Sh/Hoose”

Xarakadda Al-shabaab ayaa ka hadashay war kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaliya oo ku aadan in howlgal qorshaysan oo ka dhacay Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose lagu burburiyay Saldhig Al-shaabab ay lahaayeen.

Warka kasoo baxay Al-sahabab ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaliya ay adeegsatay Sawirro ay faafisay Al-Shabaab 7-dii August,2017 kuwaas oo dhamaantood laga heli karo warbaahinada Al-shaabab,waxaana sawiradda ayaa lasoo bandhigay kadib markii Ciidamada Midowga Afrika AMISOM ay isaga baxeyn Saldhiga Degmadda Leego.

War kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka ayay ku sheegtay in ciidamada Kummaandooska ee loo yaqaan Danab ay Burburiyeen saldhig melleteri oo Al-shabaab ay ku laheyd deegaanka Leego ee Shabeelaha Hoose.

Wasaaradda ayaa sidoo kale warbaahinada dowladda iyo kuwa maxaliga waxay la wadaagtay sawiradda oo ay ku sheegtay in ay ka soo qaadeen saldhigga la weeraray ee Leego ee Shabeelaha Hoose.

Loading...

Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Galaydh Oo Hargaysa Kusoo hungoobay Rabana inuu fursad Kale ka Abaabulo beeshiisa
- Jan 16, 2018
Degaanka kalabaydh ee gobolka sool ayaa lagu soo dhaweyay Dr Cali Khaliif Galaydh Oo ...
DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...