dahabshiil
Loading...

Deg Deg:Boqor Buur-Madow Oo Ka Hadlay Xaalada Tukaraq iyo Xiisada Somaliland iyo Punttland.

Boqor Cusmaan Aw Maxamuud Buurmadaw Oo Mudooyinkii Ugu Danbaysay Ku Sugnaa Wadamada Imaaraadka Iyo Saudi Arabia Isla Markaana Hada Ku Sugan Xaramka Ayaa Bogga Uu Ku Leeyahay Barkulanka Ay Bulshadu Ku Xidhiidho Ee Facebuuga Waxa Uu Boqorku Baaq U Jeediyay Somaliland Iyo Putland Oo Maalmihii Ugu Danbaysay Ay Saan Saan Colaadeed Kasoo Yeedhaysay .

 

Buurmadow  Oo Kamid ah isimada Beesha Isaaq oo Ka Hadlaaya Colaadan ayaa yidhi’Waxaan baaq nabadeed usoo jeedinayaa. Dhamaan umada walaalaha ah ee ku nool somaliland iyo puntland gaar.ahaan maaxda labada dawladood dhexdeena xumaani madhaqdo ciidamadeena iyo inamadeena midkoona.inaga ma.go.o.colaad waayo arag baynu ka nahay culumada iyo ragadhaqanka fadhiga haka kacaan ilaahayna hayna garansiiyo wanaaga’

Loading...

DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...
Deg Deg Daawo::Buuhoodle Oo Lagu Soodhaweeyay Garaad Cabdirashiid Wacdaraha Ka dhacay,
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Xarunta gobolka cayn garaad cabdirashiid Cismaan waraabe dheere ...
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...