dahabshiil
Loading...

DAAWO;-Siyaasiyiin Ciise Maxamuud ah Oo u Jawaabay faroole Iyo Garoowe Oo Ay ka dhex taagan Tahay

Siyaasiyiinta gobolka Nugaal, ayaa cambaareeyay hadal kasoo yeeray Cabdiraxmaan Faroole, kaasoo ku sabsanaa mar uu ka hadlayay qabshada degmada Tukaraq iyo eedeymo uu ujeediyay madaxweyne Gaas.

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Wasiirkii horre ee amniga  Puntland, Xasan Cismaan Alloore iyo Sheikh Aadan Gaadaalle oo ah guddoomiyaha guddiga dhismaha wadada Eyl iyo Dangorayo, ayaa sheegay
hadalkaas shacabka reer Nugaaleedku inaanu raali ka ahayn ayna u arkaan gef ka dhacay Cabdiraxmaan Faroole

 

Loading...

Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018