dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video::Odaayasha Majeerten Oo U jawaabay Horgaladii Bahrarsame Ee Bogaadiyay Isaaqa Qabsaday Tukaraq

Odayaal ka soo jeeda beesha majeerteen Ayaa Weerar afka ku qaaday Xubno Horgalo ah oo beesha dhulbahante  ka soo jeeda Kuwaaso maalmahan Mahadinaayay Dulaankii Maleeshiyaadka isaaq ku Sooqaaden  Deegaanka Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jawaabtan Odayaasha majeerten ayaa Imaanasa xili dhawaan Xubno isku beel ah oo ka soo jeeda dhanka Deegaanka Kalabaydh ee koonfurta sool ay Sheegaayen inay Garab iyo gaashan ladaba socdan maleeshiyaadka Dhulboobka ah ee isaaq.

Loading...

DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...
Deg Deg Daawo::Buuhoodle Oo Lagu Soodhaweeyay Garaad Cabdirashiid Wacdaraha Ka dhacay,
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Xarunta gobolka cayn garaad cabdirashiid Cismaan waraabe dheere ...
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...