dahabshiil
Loading...

DAAWO:)-Madaxweyne Farmaajo Oo Wadooyin badan kasoo Xidhay Somaliland Wakhti yar Gudahooda

Soomaliland Ayaa u Aragta Inuu Madaxweynaha Soomaaliya oO Xilka Haya Wax ka Yar 1 sanad Iyo badh Inuu Kasoo xidhay Wadooyin badan Oo Ay Ku Gor Gortami Jireen Gooni isku taagooda inay haystaan,Xili Somaliland Maamul Cusub Uu talada Qabtay.

Halkani Riix Video Farmaajo VS Soomaaliland

Qudobada Uu kasoo xiray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo waxa Kow Ka Ah Hawada Soomaaliya Oo laga Mamaulayo magaalada Muqdisho,Taasi oo sabab U Noqonaysa Calamka In Diyaaradahooda Aysan iska Tagin Haegeysa Amar La’aan.

Sidoo kale Waxa Ka mId Ah Dowladaha Imaradaku hogaaminayo Oo cadaadis Kala kulmaya Dowlada Soomaaliya Inay Danahooda Siyaasada Ku yeeshaan Soomaliland ,waxana Ka mid Ah saldhigooda Berbera Oo ilaa Hada Suuro galin Inuu Shaqeeyo.

Geesta Kale Madaxweynaha Somaaliya Ayaa Kala Fur Furay  Siyaasada  Sool,Sanag Iyo cayn waxana  Arinta Ugu danbeeyey Tahay Shirkii Buuro wadal Iisimada Go’aanka Ka Soo Saareen oo uu tagerayey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo.

Doodani hadaba waxa Lagu Eegaya Doorka Siyaasada Dowlada Soomaaliya Hada Soomaliland Ku leedahay  Dhanka Siyaasada.

Loading...

Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018