dahabshiil
Loading...

DAAWO;-Madaxwayne Farmaajo oo BOOSAASO Kala Kulmay soo dhowayn Ugu weyneed Abid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo booqasho ku maraya Qaybo kamid ah dalka , ayaa maanta soo gaadhay  xarunta gamacsiga ee Bosaso oo si weyn loogu soo dhaweey wefdiga Madaxweynaha Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Bulshada qeyabheeda kale duwan oo gacmaha ku sida calanka Soomaaliya iyo kan Puntland ,isla markaana taagan hareeraha waddooyinka magaalada iyo mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa Madaxwynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdigiisa si heer sare ah ugu soo dhoweeyay magaalada Bosaso.

Madaxwaynaha ayaa goob Fagaare ah kula hadlay Kumaanan kamid ah Shacabka ku dhaqan magaalada Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Loading...

Daawo Video:Muuse Biix iyo Moh Farah Oo Orod Ku Tartamay!
- Jan 19, 2018
Madaxweynaha maamulka  Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu magaalada Addis Ababa ee dalka ...
War Deg Deg Ah::Madaxweyne Xaaf oo Cadaado laga Mamnuucay.
- Jan 19, 2018
Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Cadaado ayaa kulan ay yeesheen kadib waxay soo saarayn war ...
War Deg Deg Ah::Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Guriceel
- Jan 19, 2018
Madaxweynaha Somalia Maxamed cabdullahi Farmaajo Oo Wali Ku sugan Magaalada Dhuusa-Mareebn Ee Xarunta Maamulka ...
Dhacdo yaab leh::Nin u dhintay shaki ah inuu kufsaday gabar lix jir ah
- Jan 19, 2018
Saraakiisha dalka Pakistan ayaa waxay sheegeen in ay baaritaan ku samayn doonaan eedeeyn ku ...
Sir Culus:Yaa ka dambeeya in beesha Saleebaan ay diido Midnimada Galmudug
- Jan 19, 2018
Kadib warsaxaafadeed ay soo saareen Waxgaradka beesha Saleebaan islamarkaana ay kaga soo horjeesteen shirkii ...