dahabshiil
Loading...

Cali khaliif Galaydh Oo Soo Galay Widhwidh iyo Qorshaha Uu La yimid.

Waxaa Deegaanka widhwidh Ee Gobolka Cayn Si Hoose Ku Soo Galay cali khaliif galaydh iyo Darawalkiisi U waday gaadhiga oo kaliya.

 

Cali khaliif Galaydh Ayaa Ka soo Kicitimay Magaalada hargeisa Ee xarunta Maamulka somaliland oo in mudo ah uu ku ahaa Dulsaar.

 

Galaydh Ayaa Ka degay Deegaankaasi Sida wararka Khaatumonews Ku helayso Hoy UU hore uga Daganaa Magaaladaasi.

 

Qaar kamid ah Xubnaha Cali khaliif Oo La Hadlay Khaatumonews Waxaa ay Sheegen In Cali khaliif Galaydh lix Boqol Maleeshiyaad Ah La yidhi Ka soo Qor Deegaanka Widhwidh iyo Buuhoodle.

 

Mashruucan Ciidan Qorka ah ee cali khaliif Galaydh Ayaa La filaaya in uu Dhawaan Ka Bilaabo Dhaqdhaqaaqa Deegaanada Widhwidh iyo buuhoodle.

Wixii Soo Kordha  Lasoco Khaatumonews

Loading...

Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Galaydh Oo Hargaysa Kusoo hungoobay Rabana inuu fursad Kale ka Abaabulo beeshiisa
- Jan 16, 2018
Degaanka kalabaydh ee gobolka sool ayaa lagu soo dhaweyay Dr Cali Khaliif Galaydh Oo ...
DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...