dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Madaxweye Farmaajo Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka gaar ahaan deegnada Puntland ayaa saaka lagu wadaa in uu soo gaaro magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari.

Socdaalka Madaxweynaha waxa ku wahelinaya Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiin ka tirasan golayaashiisa .
Madaxweyne Farmaajo oo xalay u hoyday magaalada Qardho ayaa socdaalkiisa ka soo bilaabaya deegaanada waaciyo .Carmo iyo Ceel-daahir waxana uu Madaxweynhu booqan doona Akadamiyada Ciidamada Booliska soomaliyeed ee ku taala degmada Carmo inta ka dibana uu madaxweyne Farmaajo waxa sida oo kale uu booqan doona wadad isku xirta Ceel-daahir iyo Ceergaabo oo hada dhismeheedu socdo sida warar hordhac ay ku helayso Warbaahinta Khaatumonews Xafiiskeeda Bosaso.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ee Magaalada Bosaso ayaa si weyn looga dareemaya boqolal shacab aha oo wata Calamada Puntland iyo kan dalkeena soomaliya ayad ku arkaysaa wadooyinka Magaalaada ku waas oo isku diyaarinaya soo dhaweynta Madaxweynaha Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo iyo waftida uu horkacayo.

Loading...

Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018