dahabshiil
Loading...

Deg Deg:::Somaliland Oo Dagaalkii Tukaraq Ku Weysay In Ka Badan 100 Askari

Baaritaan ay sameysy Khaatumonews ayaan ku ogaannay khasaarihii dagaalka Tukaraq ee Sool kasoo garay ciidamada maamulka Somaliland, maadaama ay iyaga weerarka lahaayeen.

Xogta ayaa sheegeysa in ciidamada Somaliland dagaalkaasi looga dilay 115 askari, waxaana uga dhaawacmay 45 kale, sidey inoo xaqiijiyeen saraakiil goob joog u ahayd wixii dhacay.

Dhanka kale, waxaa jira khasaare hantiyeed oo ciidamadan soo gaaray, sida gaadiid laga gubay iyo wixii lamid ah.

Somaliland ayaa dagaalkan waxay soo gelisay ciidamo aad u badan, waliba kuwii loogu talogalay iney sugaan amniga guud ee gobolka Sool.

Loading...

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...
Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo u dhoofay Dalka Itoobiya iyo Warar kasoo baxaya
- Jan 16, 2018
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku ...
Shabaab oo Baasuuke la helay Guriga Guddoomiye caan & si dirqi ah uu kaga baxsaday
- Jan 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo ...