dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Madaxweyne Farmaajo Oo Safar Ku Aadaya Maanta Magaalo Caan Ah?

Garoowe{khaatumonews}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C.llaahi Maxamed Farmaajo  iyo Wafdi balaaran oo hogaaminaayo ayaa maanta la filayaa inuu gaaro Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar.

 

Wararka laga helaayo Qardho ayaa sheegayo in aad loo adkeeyay amaanka Magaaladaasi iyadoona wafdi hor u dhac u ah booqashada madaxweynaha ay hori usii gaareen qardho Waxaa hadda Magaalada Qardho ka soconayo qaban qaabada soo dhaweynta madaxweynaha soomaaliya.

 

Maxamed C.llaahi Maxamed Farmaajo ayaa maalmihii danbe booqasho ku joogay magaalada Garowe Ee Caasimada Maamulka Puntlan halkaas uu kulamo kula yeeshay Waxgaradka, Coqaasha, Ardayda iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.

 

Ayadoona maanta lafilayo inuu gaaro Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar halkaas oo kulamo kula qaadan doono indheer garadka Magaalada iyo bulshada Gobolkaas.

 

Lama oga inta ay qaaadan doonto booqashada madaxweynaha soomaaliya Maxamed c.llaahi farmaajo oo maanta uu ku tagaayo Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar.

Loading...

Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018