dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Tarsan Qudbad yaab leh U jeediyay Dhalinyaro Reer Puntland Ah.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan gudoomiyihii Hore Gobolka Banaadir ayaa Qudbad xaasaasi ah oo Qiimo badan u jeediyay Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee reer puntland gaar ahaan dhalinta Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Tarsan waxaa uu ka hadlay in soomaaliya maanta nasiib u yeelatay hogaamiye daacad ah oo dawladnimo iyo rajo ina galiyay loona baahan yahay in laga fa iidaysto oo la is garab taago.

 

Sidoo kale waxaa uu dhalinyarada ku dhiiri galiyay inay yeeshan mustaqbal fog.

Loading...

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...
Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo u dhoofay Dalka Itoobiya iyo Warar kasoo baxaya
- Jan 16, 2018
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku ...
Shabaab oo Baasuuke la helay Guriga Guddoomiye caan & si dirqi ah uu kaga baxsaday
- Jan 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo ...