dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Gudiga Caleema Saarka Garaadka Barkad Oo Hada War Culus Shaaciyay!

Waxaa Maanta Deegaanka banyaal ee Gobolka Cayn Shir Balaadhan Ku Qabtay  Gudiga Qaban qaabada caleema saarka Garaad Cabdirashiid Cismaan waraabe dheere garaadka Beesha Barkad iyo Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Barkad Kuwaaso Shaaciyay Wakhtiga la caleema saraayo garaadka,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudiga waxa ay Shaaciyen in Garaadka La caleema saraayo 14 Bishan Islamarkaana waxaa ay baaq u Diren Dhamaan Bulshada SSC iyo Guud ahaan Umada soomaaliyeed inay Madashaasi Si hufan uga soo Qeyb galay.

 

Waxaa Ay Shaaciyen Gudigu in Madasha Caleema saarka ay Siyaasad Ka madax banaan tahay islamarkaana ay imaan karan Cidkasta oo ka socota maamulada Galmudug.Khaatumo.puntland Somaliland Jubaland koonfur Galbeed Hirshabeele ismaamulka somalida itoobiya DDSI.

Loading...

Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018