dahabshiil
Loading...

DEG DEG DAAWO;-faroole Oo kahadlay dagaalka tukaraq Weerarna Ku qaaday cabdi wali Gaas iyo Arimo Badan Oo xaasaasi ah

Madaxwaynihii Hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole  oo Warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa ka hadlay Xiisada kasoo Korodhay deegaanka Tukaraq,  Wuxuuna Muuse Biixi  ugu baaqay inuu Ciidanka Somaliland ka saaro deegaankaasi, Isagoo sheegay inuu ahaa Duulaan Gar-daro ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sidoo kale Weerar Ba’an ku Qaaday C.wali gaas  madaxwaynaha Puntland  iyo Baashe Maxamed Faarax Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland isagoo sheegay inaysan Nabad iyo dagaal waxba ka ogayn, Isagoo ugu baaqay inay Beelahooda Nabad-dhex dhigaan Marka hore.
Faroole ayaa meesha ka saaray Eedaynta C.wali gaas Somaliland u jeediyey ee ah Inay Taageero Kooxo Xagjir ah, Wuxuuna sheegay inaysan Soomaali hada u baahnayn Dhiig iyo dagaal Cusub.
Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Cali khaliif Oo Laascaanood Gaadhay iyo Shacabka Oo Albaabada Ka xidhay Iyo Maleeshiyadka Isaaq U Galbiyay Hotel Hamdi!
- Jan 18, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood Soo Gaadhay Maanta Cali khaliif galaydh Oo ka soo kicitimay Magaalada ...
War Deg Deg Ah::Shirkii Galmudug iyo Ahlusuna Oo Goor Dhaw ka furmay M/Dhuusamareeb.
- Jan 18, 2018
Waxaa goor dhaw Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ka furmay shirweynaha lagu dhameystiryo ...
War Deg Deg Ah:Xubno ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug waxaa saaka gaaray Wafddi ka socda Qaramada Midoobey kuwaas ...
Deg Deg Daawo Video:Cali Waran cade Oo Weeraray Madaxweyne Farmaajo.
- Jan 18, 2018
Ex wasiir Cali waran cade oo maamulka somalidiidka ah Hore Ugu magacownaan Jiray Wasiirka ...
Deg Deg:Cali khaliif Oo Isku Badaley Wakiilka Bahrarsame Ee Somaliland iyo Qorshaha Shirka Kalabaydh Ku Dhexmaray Cali iyo Beeshiisa,
- Jan 18, 2018
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka Soo Cararay Dhawaan Madaxweynihii Hore Khaatumo cali khaliif Galaydh kaaso ...