dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:C/wali gaas Alshabab Ku Sifeeyay Somaliland

Cabdiwali Gaas, oo shir jaraa’id ugu qabtay garoowe ayaa ka hadlay Duulaan Somaliland ku Qabsatay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, halkaasoo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hogaamiyaha PL Gaas ayaa ku dhaliilay Somaliland oo uu sheegay inay weerarkan kusoo beegtay xilli Madaxweynaha Soomaaliya uu ku suganyahay Puntland, taasoo uu tilmaamay inay carqalad ku tahay geedi socodka nabadda, Wuxuuna xusay in arrintan tahay farogalin qaawaan oo lagu hayo wuxuu ugu yeedhay xuduuda Puntland, isagoo xusay inaysan u dulqaadan doonin daandaansi ka dhan ah nabadgalyada Iyo xasiloonida maamulkan mudada dheer kusoo jiray.

 

Gaas, ayaa sidoo kale Somaliland ku eedeeyay inay garab iyo gaashaan u tahay Argagixisada, wuxuuna yiri, “Sidaad ogtihiin Puntland waxay dagaal kula jirta kooxaha Daacish iyo Al Shabaab, waxaana duullaanka qaawan ee maamulka Hargaysa uu Garab iyo Gaashaan u yahay Argagixisada.”

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Waraysi Xiiso Badan Abwaan Reer Buuhoodle Ah.
- Jan 17, 2018

Safarka Farmaajo ka dib, malaga maarmayaa ciidammada ajaaniibta ah?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar ...
Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...