dahabshiil
Loading...

Deg Deg Dhagayso:C/wali Gaas Oo Xaalad Dagaal U Joojiyay Xafladii Sanad Guurada iyo Isku Socodka Garoowe iyo Burco Xidhmay.

Garoowe{Khaatumonews}Madaxweynaha Puntland C.wali gaas ayaa gabi ahaan joojiyay xafladii 8-da January oo uu ugu dabaal dagi lahaa sannad guuradiisii 4-aad ee kasoo wareegtay markii xilka loo doortay, taasi oo lagu waday inay Caawa Qabsoonto, Sidoo kale wuxuu si degdeg ah guddi ugu magacaabay Arrintii ka dhacday Tukaraq.

HALKAN KA DHAGAYSO

Dhinaca kale maamulka Gobalka Nugaal ee Puntland wuxuu soo saaray caawa go’aamo dhowr ah oo ku saabsan Gadiidka safarka ,isla markaana ganacsi inay yimadaan Puntland ,iyado la hakiyaay ilaa amar dambe.

 

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Faraweyne ayaa sheegay in Somaliland ay bilowday daandansi dagaal, isagoo ka hadlay dagaalki saaka Tukaraq kadhacay oo uu sheegay inay gacanta ku hayso Tukaraq Somaliland.

 

Dhinaca kale Guddoomiye Cumar Faraweyne ayaa sheegay inay Caawa laga bilaabo ay hakiyeen nooc walba gadiidkii ka imaan jiray degaanada Maamulka Somaliland ,isla markaana aysan jiri doonin gadiid kabaxa Puntland oo galaya Gobolada Waqooyi.

 

Wuxuu sheegay in talaabo adag ay ka qaadi donaan Ciidamadda somaliland isla markaana Puntland difaaci doonto dhulkeeda.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Waraysi Xiiso Badan Abwaan Reer Buuhoodle Ah.
- Jan 17, 2018

Safarka Farmaajo ka dib, malaga maarmayaa ciidammada ajaaniibta ah?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar ...
Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...