dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Ujeedka Dhabta ah ee Somaliland Ka Laheyd Degaalkii Tukaraq!

Warar ay heshay wakaalada Khaatumonews  ayaa shegaya in u jeedka degaalkii Somaliland ku qaaday degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool joojinta kulan dhex mari lahaa madaxweyne Farmaajo oo boqoasgo ku jooga Garoowe iyo isimada Gobalka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Degaalka ayaa qorshihiisa waxa lagu shegay inu ahaa sidii qalqal cabsiyaded loogu furi lahaa odayaasha iyo waxgaradka Gobalka Khaatumo  oo lagu waday iney kulan la qaatan Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya kulankaas oo daba socday booqashadii Wasiirka qorsheynta uu ku tagay Gobalkaasi iyo shirarka khaatumo iyo maakhir.

 

Qorshaha kale ee degaalkii Ciidamada Puntlan looga saaray Tukaraq ayaa lagu shegay iney tahay sidii Somaliland ay gacanta ugu dhigi laheyd dhamaan degaanadii gumestihii Ingiriiska oo qeyba kamid ah iminka ay maamusha Puntland.

 

In kasto wali si rasmi ah loo cadeyn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay degaalkii ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobalka Sool in kasto caawo puntland ay shegtay iney jawab deg deg ah ka bixin doonto.

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Waraysi Xiiso Badan Abwaan Reer Buuhoodle Ah.
- Jan 17, 2018

Safarka Farmaajo ka dib, malaga maarmayaa ciidammada ajaaniibta ah?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar ...
Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...