dahabshiil
Loading...

deg deg Daawo;-Puntland Oo Sheegtay Inay gacanta Ku Hayso Tukaraq iyo farmaajo Tagaya deeno Kale oo Badan..

Wararka Naga soogaadhaya Magaalada tkataq ayaa sheegaya in xaaladeeda Ay Caawa dagan tahay kadib markii maleeshiyada Somaliland Ay saaka weerar ku qadeen halkaas oo ay la wareegeen kana qabadeen ciidamo Puntland oo halkaas kusugna.

wararka Ayaa sheegaya in hada ay dagantahay xaalada magaalada ayna gacanta ku hayaan ciidamo katirsan maamulka Puntland.

HALKAN RIIX OO DAAWO XAALADA MAGAALADA

Loading...

Deg Deg Daawo Video:Waraysi Xiiso Badan Abwaan Reer Buuhoodle Ah.
- Jan 17, 2018

Safarka Farmaajo ka dib, malaga maarmayaa ciidammada ajaaniibta ah?
- Jan 17, 2018
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa weli ku guda jira safar ...
Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...