dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah:Cumar Cabdirashiid Oo Loo Diiday Inuu Soomaaliya U Dhoofo!

Ilo xog ogaal ah Ayaa Shabakada Khaatumonews.com u sheegay in Dowladda Imaaraadka ay hakad gelisay safar uu Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya kana mid ah senatarada Aqalka sare Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ku imaan lahaa Soomaaliya.

Cumar C/rashiid ayaa lagu waday inuu yimaado Soomaaliya,inkastoo ay soo baxeen warar sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya uu ka dego magaalada Garowe si halkaasi loogu kulansiiyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku joogo Puntland.

Dowladda Imaaraadka oo ka war heshay wararka sheegaya in la isku soo dhoweeyo Madaxweynaha iyo Senatorka ayaa baajisay safarka Cumar C/rashiid kuna war gelisay inuu joogo ilaa iyo amar danbe.

Sarkaal magaciisa diiday oo ka mid ah Qolada Mucaaradka ayaa inoo sheegay in warkaan uu soo gaaray saacado ka hor,balse uusan xaqiijin karin xaqiiqdiisa.

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke ayaa hormuud u ah Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada Mucaaradka ku ah Dowladda Farmaajo,isagoo uga wakiil ah Imaaraadka carabta oo maalgelineysa Mucaaradka Dowladda ku kacsan.

Waxgaradka iyo Siyaasyiinta Puntland ayaa dadaal ugu jira sidii la isugu soo dhaweyn lahaa madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisal wasaarihii hore ee hadda ka mid ah siyaasiyiinta ugu weyn Mucaaradka Soomaaliya.

Ganacsatada Shiishada ee dalka Kenya ayaa dacwad u gudbiyay Maxkamada sare ee dalka Kenya,taasoo ku aadan in gabi ahaanba la mamnuucay ka ganacsiga shiishada dalka Kenya

Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Cali khaliif Oo Laascaanood Gaadhay iyo Shacabka Oo Albaabada Ka xidhay Iyo Maleeshiyadka Isaaq U Galbiyay Hotel Hamdi!
- Jan 18, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood Soo Gaadhay Maanta Cali khaliif galaydh Oo ka soo kicitimay Magaalada ...
War Deg Deg Ah::Shirkii Galmudug iyo Ahlusuna Oo Goor Dhaw ka furmay M/Dhuusamareeb.
- Jan 18, 2018
Waxaa goor dhaw Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ka furmay shirweynaha lagu dhameystiryo ...
War Deg Deg Ah:Xubno ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug waxaa saaka gaaray Wafddi ka socda Qaramada Midoobey kuwaas ...
Deg Deg Daawo Video:Cali Waran cade Oo Weeraray Madaxweyne Farmaajo.
- Jan 18, 2018
Ex wasiir Cali waran cade oo maamulka somalidiidka ah Hore Ugu magacownaan Jiray Wasiirka ...
Deg Deg:Cali khaliif Oo Isku Badaley Wakiilka Bahrarsame Ee Somaliland iyo Qorshaha Shirka Kalabaydh Ku Dhexmaray Cali iyo Beeshiisa,
- Jan 18, 2018
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka Soo Cararay Dhawaan Madaxweynihii Hore Khaatumo cali khaliif Galaydh kaaso ...