dahabshiil
Loading...

DAAWO;-Xasan Daahir Aweys Oo Dhabarka Ka Jebiyay Mucaaradka dawlada Farmaajo Iyo Kheyre Ka Farxiyay

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ugu jira dowlada somaliya ayaa markii labaad soo duubay fariin uu kaga hadlaayo siyaasada Somaliya.

HALKAN RIIX OO DAAWO XASAN DAAHIR

Shiikh Xasan Daahir ayaa fariintan uu soo duubay waxuu aad kaga hadlay arimo la xariira Jawhariirka Soomaaliyeed ee ka taagan Soomaaliya, Shiikh Xassan ayaa sheegay in dhibaatda Soomaaliya ka jirta ay salka ku hayso arimo la xariira qabiil iyo dano gaar ah waxa uuna codsaday in la joojiyo danaha gaarka ah si loo helo maslaxad Guud oo Soomaali ka dhaxeysa.

Loading...

Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018