dahabshiil
Loading...

Daawo Video:Kaydka Khaatumo News Kulan Dhexmaray Siyaad Barre iyo Madaxweynihii Hore Kuuriyada Waqooyi 1972.

Shabakadda Caalamiga ah Ee khaatumonews.com waxaa Ay halkan idiin Ku Soo Bandhigaysa Muqaal Xiiso leh waa kulan dhexmaray Madaxweynihii Hore Soomaaliya Jaalle  Maxamed Siyaad Barre iyo Madaxweynihii Hore Kuuriyada Waqooyi KIM IL SUNG.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulanka Labada Masuul ayaa Ahaa mid Ka dhacay Dalkaasi Kuuriyada  Waqooyi oo madaxweyne Siyaad ku tegay Booqasho Sanadii 1972.

Xasuuso Qiimaha iyo Miisaanka Soomaaliya  iyo Xidhiidhka Soo jirenka Ah ee labada Dal.

Loading...

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...
Daawo: Muuse Biixi Cabdi oo u dhoofay Dalka Itoobiya iyo Warar kasoo baxaya
- Jan 16, 2018
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka dhoofay magaalada Hargeisa, Wuxuuna Safarkiisa ku ...
Shabaab oo Baasuuke la helay Guriga Guddoomiye caan & si dirqi ah uu kaga baxsaday
- Jan 16, 2018
Warar dheeraad ah ayaa waxay ka soo baxayaan dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo ...