dahabshiil
Loading...

War Deg Deg Ah::Thaabid oo sheegay inuu Baaqday Shirweynihii Amniga Muqdisho & Farmaajo oo Sabab u ah

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa ku dhawaaqay in uu baaqday Shirka Wadatashiga Nabadeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir, kaa soo lagu waday in uu Maalinta Beri ah ka furmo Magaalada Muqdisho.

Duqa Magaalada ayaa sheegay in Howlo farsamo oo jira awgood uu shirka ubaaqday, waqtiga shirka laqaban doono uu Maamulka dib ka soo sheegi doono.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay ugu dhawaaqay in 7 Bishaan Magaalada Muqdisho uu ka furmi doono Shirkaasi.

Sababaha uu shirkaan u baaqday ayaa qaarkood lagu sheegay in ay tahay Safarka Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagi doono degaanada Puntland iyo Galmudug.

Loading...

Daawo Video::Falaqaynta Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalada puntland Iyo Somaliland Dhulbahante dhiigu Ku kacay
- Jan 19, 2018

War Deg Deg Ah Daawo::Madaxweyne Jaalle Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo Gaadhay Hada Magaalada Guriceel
- Jan 19, 2018
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Guri-ceel ...
Deg Deg Daawo Video:Jaaliyadda Reer Boosaaso Oo Fariid Adag U Dirtay C/wali Gaas.
- Jan 19, 2018

Daawo Video:Muuse Biix iyo Moh Farah Oo Orod Ku Tartamay!
- Jan 19, 2018
Madaxweynaha maamulka  Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu magaalada Addis Ababa ee dalka ...
War Deg Deg Ah::Madaxweyne Xaaf oo Cadaado laga Mamnuucay.
- Jan 19, 2018
Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Cadaado ayaa kulan ay yeesheen kadib waxay soo saarayn war ...