dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Xildhibaan Somaliland Ah Oo Bogaadisay Safarkii Wasiirka Fadaraalku ku yimid sanaag,

Hargeisa{khaatumonews.com}Xildhibaan Baar Siciid oo kamid ah Xubnaha golaha wakiilada maamulka somaliland ayaa bogaadisay safarkii dhawaan wasiirka qorshaynta qaranka soomaaliya ku yimid qeybo kamid ah sool iyo sanaag.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Baar waxaa ay Sheegtay in jamaal yimid deegaankiisa islamarkaana wax dhibaato ah aysan ku jirin nin yimid aqalkiisana uu ahaa islamarkaana ay bogaadinaso  in uu shacabkaasi reer sanaag kala qeyb qaato baahiyaha kala duwan.

 

Hadalka xildhibaan Baar  Siciid ayaa ku soo beegmaya xili mudooyinkan  xubno badan oo maamulka somaliland kamid ah ay  hadalo cadho ah  ka jeedinaayen safarka wasiirka.

Loading...

War Deg Deg Ah Daawo Video:Cali khaliif Oo Laascaanood Gaadhay iyo Shacabka Oo Albaabada Ka xidhay Iyo Maleeshiyadka Isaaq U Galbiyay Hotel Hamdi!
- Jan 18, 2018
Waxaa Magaalada laascaanood Soo Gaadhay Maanta Cali khaliif galaydh Oo ka soo kicitimay Magaalada ...
War Deg Deg Ah::Shirkii Galmudug iyo Ahlusuna Oo Goor Dhaw ka furmay M/Dhuusamareeb.
- Jan 18, 2018
Waxaa goor dhaw Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ka furmay shirweynaha lagu dhameystiryo ...
War Deg Deg Ah:Xubno ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
- Jan 18, 2018
Magaalada Dhuusamareeb ee Maamulka Galmudug waxaa saaka gaaray Wafddi ka socda Qaramada Midoobey kuwaas ...
Deg Deg Daawo Video:Cali Waran cade Oo Weeraray Madaxweyne Farmaajo.
- Jan 18, 2018
Ex wasiir Cali waran cade oo maamulka somalidiidka ah Hore Ugu magacownaan Jiray Wasiirka ...
Deg Deg:Cali khaliif Oo Isku Badaley Wakiilka Bahrarsame Ee Somaliland iyo Qorshaha Shirka Kalabaydh Ku Dhexmaray Cali iyo Beeshiisa,
- Jan 18, 2018
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka Soo Cararay Dhawaan Madaxweynihii Hore Khaatumo cali khaliif Galaydh kaaso ...