dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Muuse Biixi Oo Jabuuti U Duulay iyo Labadiisa Xaas Oo Isku Maseeray Dhacdo yaab leh!!

Hargeisa{khaatumonews.com}waxaa maanta magaalada hargeisa ka duulay galinkii danbe hogaamiyaha maamulka somaliland muuse biixi cabdi oo markii ugu horeesay safar dibada ah u baxay tan iyo markii 13 bishii novembar  2017 loogu doortay hargeisa hogaamiyaha somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Ayaa sida la sheegay marti qaad ka helay xukumada jabuuti gaar ahaan madaxweyne ismaacil omar geelle.

 

Dhacdada xiisaha iyo yaabka leh ee safarka  muuse ku ladhan aadla looga hadal hayo hargeisa ayaa ah in muuse safarkiisa ay isku qabten labada xaas uu qabo.

 

Muuse oo labo xaas leh ayaa mid kasta damacday inay la dhoofto islamarkaana noqoto marwada  muuse ee koobaad balse buuq iyo masayr hadheeyay  safarkaasi muuse waxaa uu  dhoofay kaligii isagoo  ka tegay labada.

Loading...

DEG DEG DAAWO;-Jiidaha gobolka Sool oo Ay kusoo Qulqulayaan Ciidamada Puntland Iyo Weerar Ka dhan Ah somaliland
- Jan 16, 2018
Dhowaan ayay Ahayd kadib markii Ay ciidamada maamulka Somaliland  ay la Wareegeen Gacan kuhaynta ...
Deg Deg Daawo::Buuhoodle Oo Lagu Soodhaweeyay Garaad Cabdirashiid Wacdaraha Ka dhacay,
- Jan 16, 2018
Waxaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Xarunta gobolka cayn garaad cabdirashiid Cismaan waraabe dheere ...
DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Puntland”Soomaliland Shabaab Oo kalaan Ula Dagaalamaynaa Jab Iyo Halaag Ayay Kala kulmayaan.
- Jan 16, 2018
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Qarjab Ayaa Sheegay Inay Soomaliland tahay Shabaab Ayna Ul;a ...
DAAWO:-Ila Qosol Kalamaan Oo Lagu Bahdilay Salaadiinta Somaliland Iyo Muuse Biixi 161 2018
- Jan 16, 2018

DAAWO;-Saleebaan Koore oo Hargeisa kasoo Hanjabay “Laascaanod Iyo Garoowe Mid Uun Baa Laga Qaxi .”
- Jan 16, 2018
Saleeban Cali Koore Wasiirka biyaha EE Somaliland oo Maanta xafiiskiisa kula Hadley qeybo ka ...