dahabshiil
Loading...

Deg Deg Daawo Video:Beesha Cadaado Oo Ganafka ku Dhufatay Heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sanna iyo Xiisad Hor leh.

Beesha dagta deegaanka cadaado ayaa si cad uga hortimid  heshiiskii maamulada galmudug iyo ahlu sanna ee isku biiritaanka labada maamul iyo saami qeybsiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shir Ay Beesha degmada cadaado ku qabatay deegaankaasi ayay  ka soo saaren war saaxafadeed ay ku tilmaamen inay ka soo horjeedan heshiiskan islamarkaana yahay heshiiskaasi mid lagu burburinaayo galmudug.

 

Xiisada ka curatay cadaado ayaa aad looga dayrinaya taaso sabab u noqon karta inay cadaado u goosato sidii dhuuso mareeb oo kale islamarkaana waxaa aad looga shaki qaba jawi siyasadeed oo cusub inuu ka curto cadaado..

Loading...

Maxay Tahay Sababta Aanay Madaxda Federaalku U Soo Booqan Gobolada Waqooyiga?
- Jan 17, 2018
Afar madaxweyne oo soo booqday deegaanka Puntland midna ma uu san soo booqan goob ...
Deg Deg::Maraykanka oo hakinaya gargaarkii uu siin jiray hay’ada Qaramada Midoobay Sababta Akhriso.
- Jan 17, 2018
Maamulka Trump ayaa hakiyey in ka badan kala badh lacagtii uu siin jiray wakaaladda ...
Turkiga oo ciidamo iyo Taangiyo soo dhoobay xuduuda Suuriya
- Jan 17, 2018
Madaxwaynaha Turkiga ayaa ka digay in ay suuragal tahay weerar ay ku qaadeen laba ...
Ninkii Trump buugga ka qoray oo Congress-ka ka hor marag furaya
- Jan 17, 2018
Wargeyska New York Times ayaa ku waramay in madaxii hore ee istiraatijiyadda Madaxweyne Trump, ...
DAAWO:-Kooxdii Cali Khalif Ee Caynaba oo Isku laayey Ciidamadii somaliland u qortay iyo masuul Iscasilay
- Jan 16, 2018